• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Al-shabaab oo Laga Saaray Dayniile oo aheyd Meelihii ugu Dambeeyay Magaalada Muqdisho


DSC08931Muqdisho: Dagaal xooggan oo Saaka Subixii hore ka bilawday

 

 

 

Magaalada Muqdisho gaar ahaan Demada Dayniile ayaa inta badan

 

 

 

Deegaanadii lagu dagaalamay Waxaa looga gacan roonaaday

 

 

Maleeshiyadii Kooxdii Al-shabaab oo iyaga la sheegayo in ay u carareen duleedka Magaalada iyo deegaanada shabeelooyinka  Dagaalkan oo dhaliyay khasaarooyin xoogan oo isugu jira dhimasha iyo dhaawac ayaa waxaa la xaqiijiyay in ay Ciidanka AMISOM ku waayeen Askar tobaneeyo ah

Arintan ayaa imaanaysa iyadoo maanta ay Maleeshiyaadka Axmad Madoobe koonfurta Soomaaliya

 

Deegaanka Ras-Kaambooni kala wareegeen kooxda Al-shabaab oo ay Culeysyo waaweyn ka haystaan

 

Ka hortagida Ciidanka Kenya oo isku fidiyay gobolada Gedo iyo Jubooyinka

 

ugu dambeyna Magaalada Muqdisho ayaa u Muuqata mid hada laba sano ka abadn ka baxday dhamaan gacanta Shabaab

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: