• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Madaxweyne Shariif iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Maanta u Dhoofay Dalka Turkiga iyo Shir Caalami Ah oo Ka dhici Doona Turkiga


DSC08066Muqdisho: Madaxweynaha DKMG ka Ah ee Somaliya  Shariif Sh Axmed

 

 

 

iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta ka ambabaxay magaalada

 

 

 

Muqdisho iyagoo ku sii Jeeda Caasimada dalka Turkiye. wafdiga

 

 

madaxweynaha oo ay ka mid ahaayeen  R/wasaare ku xigeenka ahna wasiirka gaashaanadhigga Xuseen Carab Ciise, wasiirka Wasaaradda garsoorka arrimaha diinta iyo Awqaafta Axmed Xasan Ugaas Bile,


Wasiirka qorsheeynta qaranka iyo xiriirka caalamka Cabdullaahi Goodax Barre, Wasiirka wasaaradda

 

 

Dastuurka dib u heshiisiinta iyo arrimaha ferderaalka C/raxmana Xoosh Jibriil iyo Xubno kale ayaa

 

 

Waxa la filayaa in ay ka qeyb gali doonaan Shir Weyn oo looga arinsan doono dib-u Dhiska Soomaaliya

 

 

Shirkan oo hore u qorsheysnaa ayaa waxaa ka soo qeyb gali doona Maamulada Puntland Somaliland iyo

 

TFG da dhinaca kalena wafdiga Madaxweynaha ayaa booqan doona dhaawacyada Ardaydii ku wax yeeloowday

 

Qaraxii ay Shabaab la beegsadeen bilowgii bishan Fursada Turkiga ayay indheer Garad badan qabaan

 

in si weyn looga Faa,ideyn karo hadii la hoelo Dad Aqoonteeda iyo Daacad nimadeeda leh la helo

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: