• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Wasiirada Gaashaandhiga iyo Arrimaha Dibadda Kenya oo Nairobina Ka Qirtay in Ciidankoodu Somalia Galay Xamarna Ka Inkiray ( + Sawiro )


IMG_0127Muqdisho: Wafti wasiiro ah oo ay Hogaaminayaan wasiirka difaaca

 

 

 

Kenya Maxamed Yusuf Xaaji iyo kan arimaha dibada Moses

 

 

 

Watangala ayaa  maanta soo Gaaray caamisda Soomaaliya ee

 

 

Muqdisho. Waftigan kenyaatiga ah ayaa iskugu jiray ku dhowaad sadax wasiir  xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Kenya ayaa kulamo ay albaabada u xiran yihiin la qaatay Madaxda TFG da


Sida labada Shariif iyo R/wasaaraha kulamada kadib oo ay shir jaraa,id si wada jir ah u qabteen

IMG_0127

Wasiirka Gaashaandhiga Somaliya Kan Kenya Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Saraakiil Ciidanka ah

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Carab Ciise oo shirka Jaraa,id o hadakla ku Horeeyay ayaa sheegay in ay

Labada dowladood wada gaareen Heshiis iskaashi oo dhinaca amaanka ah Dhinaca kale Wasiirka

Gaashaandhiga Kenya ayaa isna dhinaciisa la weydiiyay Ciidanka Kenya ee Soomaaliya so galay

Waxaase mar kaliya noqotay wax lala yaabo in Wasiirka Kenya oo shalay un Nairobi ka qirtay in

Ciidankoodu uu Soomaaliya u gudbay ayaa Xamar ka yiri wax ciidan ah oo Kenyan ah oo Soomaaliya

Soo galay ma jiraan ee waxaa jira Ciidan soomaali ah oo lagu soo tababaray Dalka Kenya kuwaasoo la dagaalamayo kooxda ShabaabIMG_0156IMG_0141IMG_0159

IMG_0150IMG_0143

IMG_0084

IMG_0086IMG_0101IMG_0103

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: