• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Dowlada Djibuti oo Maanta Deeq Ka Kooban 100 Tan iyo Baabuur Ambulance Ah Muqdisho Soo Gaarsiisay


safirka-jabuutiMuqdisho Dowlada DJibuti ayaa Maanta Magaalada Muqdihso soo

 

 

 

Gaarsiisay deeq isugu jirta Raashiin Dawo iyo Baabuur nooca gargaarka

 

 

 

Dag daga ah Ambulance deeqdan oo Gaareysay 100 Ton oo loogu talagalay

 

 

Dadka Soomaaliyeed ee ay abaaruhu  saameeyeen Deeqdan oo uu gudoomay Raysal wasaare ku xigeenka ahna wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya C/wahaab Ugaas Xuseen “Ugaas Khallif


Ayaa waxaa ku wareejiyay Safiirka Djibuti u fadhiya Somaliya Dayib Dubbad Rooble Safiirka oo ka hadlay

 

 

Deeqdan ayaa sheegay in ay soo dhibeen dowladda iyo shacabka reer Jabuuti Ayna ugu tala galeen

 

 

Caawinta walaalahooda Soomalaiyeed ee ku dhibaateeysan guddaha Soomaaliya Gaar ahaan magaalada

 

 

Muqdisho Deeqda Djibuti ayaa noqoneysa tii Afraad ee ay magaalada Muqdisho keenaan sida uu sheegay

 

 

Safiirka iyagoona hore deeq noocan oo kale ah soo gaarsiiyay Muqdisho Xiligii uu Madaxweyne Geellle Muqdisho Yimid

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: