• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Ciidamado iskugu Jira Kenyaati Raaskaambooni TFG Ayaa Shabaab 200 KM Ka Soo Riixay Deegaanada Xuduuda Kenya iyo Somaliya


Kenyan_Soldiers2Garisa : Wararka ka imaanaya Deegaanda Xuduudaha u dhexeeya

 

 

 

Somaliya iyo Kenya ayaa sheegaya in Ciidamo is garabysanaya oo ka

 

 

 

Kala socda Kenya TFG iyo Raskamboni ayaa saacadihii la soo

 

 

 

Dhaafay dagaalo ay diyaaradaha Kenya qeyb ka yihiin la galay Maleeshiyaadkii Shabaab ee ku sugnaa Jubooyinka gaar ahaan deegaanda Taabta Qooqaani iyo Afmadow oo ku dhowaad laba boqol oo KM u jirta Xuduudda Somaliya iyo Kenya ayaa ugu dambeyn


ka baxday gacanta Shabaab  dagaalkii shalay iyo xalay ka dhacay deegaanada u dhexeeya

 

Qooqaani iyo Afmadow ayaa sheegaya in ay ka qeyb qaateen diyaarado Helicopters oo

 

laga leeyahay Dalka Kenya Degmada Afmadow oo 180-km u jirta xadka Soomaaliya iyo

 

Kenya ayaa noqoneysa degmadii 4aad ee Jubbada Hoose ka tirsan kana baxda gacanta Al-Shabaab.

 

iyadoona dhinaca kale ay ay jiraan isu Hub aruursi iyo dhiilo dagaal ayaa hadana Magaalada ugu weyn

 

 

Ee Shabaab u Xageysa ay Noqoneysaa Kismaayo ayaa hadana waxaa la filayaa in ay Dagaalada Jubooyinka daba dheeraan doonaan maadaama ay jiraan Howadad lama galaan ah

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: