• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Kumanaan Reer Muqdisho Ah oo Maanta iskugu Soo Baxay Dibad Baxyo Lagu Cambaareynayo Qaraxii Hargaha & Saamaha


9Muqdish: Banaan bax weyn oo ay Ka soo qeybgaleen madax iyo

 

 

 

Mas,uuliyiin ka tirsan DKMG ka ah Ayaa goor dhow ka bilawday

 

 

 

Magaalada Muqdisho gaar ahaan Garoonka kubbada cagta ee

 

 

Stadium Konis oo ku yaalla degmada Cabsicasiis ee magaalada Muqdisho Dibad baxan oo lagu Cambaareynayo falkii afarta bishan ka dhacay Hargaha & Saamaha kaasoo ay ku dhowaada Laba boqol oo qofood oo Soomaali ah ah  una badnaa dhalinyaro


Arday aheyd ay dhimasho iyo dhaawac ka so gaareen  ayna Mas,uuliyadiisa ku faaneen

 

Kooxda Al-shabaab Banaan baxan oo aad u balaaran ayaa la filayaa in ay ka soo Qeyb gali doonaan

 

Madaxweynaha iyo R/wasaaraha iyadoona ay dhamaan wadooyinka Deg: C/casiis iyo Xaafadaha

 

Ku dhow dhow Laga Buuxiyay Ciidan Dhar cad iyo Kuwo labisan iskugu jira 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: