• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Madaxweyne Shariif oo Markii u Horeysay Maanta intii uu Xilkan Qabtay Suuqa Bakaara Laafyo Ku Dhex Maray + Sawiro


MadMuqdisho : Madaxweynaha DKMG Ka ah ee  Soomaaliya Madaxweyne

 

 

 

Shariif ayaa Maanta dib u furay Suuqa weyn ee Bakaaro oo xirnaa

 

 

 

Ugu yaraan shantii bilood ee u Dambeeysay kadib markii ay ku soo

 

 

 

Dhowaadeen dagaalada u dhexeeya Dowlada iyo kooxda Shabaab Madaxweyne Shariif oo ku lugeeyay qaar ka mid ah wadooyinka Suuqa ayaa waxaa socodkiisa ku wehlinayay  taliyaha booliska, Gudoomiyaha gobolka Banaadir iyo saraakiil Ciidanka amaanka ka tirsan Suuqa ayay maalmihii la soo dhaafay la socdeen Baaritaano iyo Nadaafad Xoogan


Dhinaca kale Madaxweynaha ayaa ka qeyb galay Xaflad Xarig jar iyo dib u furid loogu sameynayay

Suuqa Bakaaraha   isagoona  ganacsatada ugu baaqay inay dib ugu soo laabtaan Suuqa ayna

Ku dadaalaan sidii dalka iyo dadka nabad u heli lahaayeen isagoo sheegay in Haddii aan laga shaqeyn

Amniga iyo wanaaga uusan jiri doonin ganacsi Suuqa waxaa ka Muuqatay in Shabaab

Si buuxda looga xureeyay Maadaama uusan Madaxweynaha Maanta soo Qaadadnin Jaakadii Rasaasta uusana soo raacin Baabuurtii Qafilneyd ee AMISOM

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: