• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Ciidanka DKMG oo Isku Fidiyay Waqooyiga Muqdisho iyo Dhaawacyo Shabaab Ah oo Keysaney Lagala Baxay


kfgMuqdihso: Ciidanka dowlada KMG ka ah iyo kuwa midowga

 

 

 

Afrika ee AMISOM ayaa saaka Waaberigii Dagaalo kooban  

 

 

 

Kula wareegay Deegaanno hor leh oo ka Tirsan Waqooyiga  

 

 

 

Muqdisho gaar ahaan deegaano ka irsan Degmada Kaaraan .wararkan ayaa intaas ku daraya in Ciidanka dowlada markii ay  qabsadeen Isbitaalka Keysaney ay kala baxeen dhaawacyo la aaminsan yahay in ay ka tirsanaayeen


kooxda Al-shabaab iyo waliba maleeshiyo aan tiro badneyn oo iyagoo nool la Qabtay

Gudoomiyaha degmada Kaaraan C/llaahi Maxamed Rooble oo goor dhow la hadlay Warbaahinta

 

Ayaa sheegay in howlgalka saakay ay ku dileen ku dhowaad Toban ka tirsan Maleeshiyaadka

 

Kooxda Al-Shabaab kuwo noolna ay gacanta ku hayaan dhinaca kale Deegaanada Dayniile iyo

 

Huriwaa iyo suuqa Xoolaha ayaa wali ku jira gacanta Al-shabaab lamana oga in ay ka mid noqon doonaan Howlagalada Cusub iyo in kale

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: