• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Ku dhowaad Afartameeyo Ka Mid Ah Dhaawacyadii Hargaha & Saamaha oo Turkiga Loo Qaaday


dhaawacMuqdisho  Garoonka diyaaraha Aadan Cade ayaa maanta laga

 

 

Qaaday ku dhowaad afartameeyo Qofood oo qaba dhaawacyo aad u

 

 

Daran oo u badan dadkii ku gubtay Qaraxii ay Shabaab la beegsadeen

 

 

 

Maalin ka hor meel ay Shacab badan ku sugnaayeen Dadka maanta la qaaday oo Ayaa waxaa qaaday diyaarad gaar ah oo  ay dowlada Turkiga u soo dirtay taasoo Ay la socdaan dhaqaatiir caafimaad


Kuwaasoo sii baxnaanin doona bukaanka inta ay hawada ku sii jiraan iyadoona uu qof dhaawacyada ka mid ahaa diyaarada hoosteeda ku geeriyooday

turkidhawac1

Dhaawacyada Maanta la qaaday ayaa qof kasta loo ogolaaday in uu sii raaco qof Ehelkiisa ah Maalintii shalay

turkidhawac4

Ayay aheyd markii ay madaxweyne shariif iyo R/wasaare Erdogan khadka Taleefanka ku

turkidhawac2

Wada hadleen halkaasoo uu Erdogan ku balan qaaday in uu dadkan ku daaweyn doono dalkiisa 

fjkh

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: