• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Mad. Shariif iyo Mas,uuliyiinta Dowlada KMG ka Ah oo Maanta Booqday Dhaawacyada Shacabkii Shalay La Xasuuqay + Sawiro


4334Muqdisho : Madaxweynaha DKMG ka Ah Madaxweyne ‘Sh shariif  iyo

 

 

Masuuliyiin ka tirsan dowlada KMG ka Ah ee Soomaaliya ayaa maanta

 

 

Booqday dhaawacyada dadkii ku Waxyeloobay Jariimadii ay shalay

 

 

Kooxda Al –Shabaab ka fulisay Muqdisho Madaxweyana iyo Masuuliyiintan ayaa dhaawacyada  dadka aadka u daran waxay u balan qaadeen in ay sida ugu dhaqsiyaha badan loola kaashan doono wadamada Saaxiibka la ah Soomaaliya

 

 


si dibada loogu qaado dadka shalay ku wax yeeloobay qaraxii al-shabaab ayaa iskugu jiray

dab

Noocyo badan sida dad dhaawacyo khafiif ah qaba kuwo dhaawacyo aad u daran leh kuwo

4334

Goobta ku naf baxay iyo kuwa ugu daran oo ah kuwo dhamaan jirkooda uu gubtay kuwaasoo

5263

Aan marnaba wadanka gudihiisa wax looga qaban karin dadkii goobta ku naf Baxay

02_25

Ayaa iyagana waxaa ka mid ahaa dad aan meydkooda la garan oo jirkoodi iyo Dharkoodiba uu

 

La tagay Shidaalkii holcayay ee ay gaariga ku soo rareen tirada dhimashadana ilaa Maanta

dab

Waxay gaartay 76 halka uu dhaawacuna cag cageynayo 150 ruux oo gedigood Soomaali ah Muslimiin ah

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: