• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Dowlada Turkiga oo Dalkeeda u Qaadeysa Dhaawacyada Qaraxii Shalay Muqdisho Ka Dhacay


sharif-pm-turkeyAnkara: Sida ay qortay, Wakaalada Wararka dalka Turkiya ee Anatolia,

 

 

Ra’iisala Wasaaraha Recep Tayyip Erdogan oo  Madaxweynaha

 

 

 

Soomaaliya, qadka taleefanka kula Soo xiriiray maanta ayaa uga

 

 

 

Tacsiyeeyay musiibadii  shalay dhacay oo ay dad laba boqol ku dhow dhow dhimasho iyo dhaawac ka soo gaartay isagoona dhinaca kale u balan qaaday Madaxweynaha in uu soo dirayo diyaarad qaas ah oo qaadi doonta dadkii ku dhaawacmay qaraxii


Hargaha & Saamaha si Cisbitaalada Dalka Turkiga loogu soo daaweeyo dadka Turkiga

 

Loo qaaday oo tiradooda lagu sheegay sodmeeyo ayaa ah kuwa ugu dara ee aan dalka

 

Gudihiisa wax looga qaban karin Turkiga ayay Soomaali badan u aragtaa Adoon Alle Soomaalida  u Soo diray Xili ay dhinac kasta baahi ka qabto

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: