• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Khasaaraha Qaraxii Muqdisho Ka Dhacay oo Tira Dhaafay iyo Sl-Shabaab Sheegtay


QARAXINMuqdisho:Qaraxax xoogan oo maanta oo lala beegsaday dhismihii

 

 

 

Wasaarada Hargaha iyo Saamaha ee Magaalada Muqdisho oo ay hada

 

 

 

Dagan yihiin dhowr wasaaradood Ayaa waxa uu sababay dhimasho iyo

 

 

Dhaawac ka badan boqol ruux oo Arday Rayid Shaqaale dowladeed iyo Mas,uuliyiinba iskugu jira qaraxaan oo ay mas,uuliyadiisa sheegteen Kooxda Al-shabaab ayaa waxaa lagu fuliyay Baabuur weyn oo nooca looyaqaan UD ga loo yaqaan


kaasoo ay macluumaad ay CID da dowlada sheegtay ay saarnaayeen Rag Ajaanib Kenyaati ah ku jiraan

QARAXIN

marka laga soo tago arday imtixaan u rabay in ay u galaan Deeqaha Turkiga laga helay waxaa

QARXIN

La sheegayaa in ay jiraan dhaawacyo soo gaaray Mas,uuliyiin ka tirsan Xukuumada KMG ka ah

 

oo uu ka mid yahay  Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Wasiirka Caafimaadka

 

kuwaasoo dhaawacyadooda lagu sheegay in ay fudu yihiin ma ahan markii u horeysay ee ay

 

Shabaab sameeyaan Qaraxyo Arday iyo dad Masaakiin ah ku waxyeelaabaan laba sano ka hor waxaa la xasuustaa dhacdadii Hotel Shaamo  ee ay Ardayada badan ku xasuuqmeen

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: