• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Ururka Al-Shabaab oo Maanta Joojijay inta Badan shirkadihii isgaarsiinta iyo Xawilaada Gobolada Koonfur Somalia


isgaarMuqdisho: Ururka Al-Shabaab ayaa Maanta Joojiyay inta badan howlihii

 

 

 

Shirkadaha Xawaalada iyo isgaarsiinta ee ka shaqeynayay

 

 

 

Deegaanada ay ka arimiyaan kooxda Joojinta Shirkadahan ayaa

 

 

 

La sheegayaa in ay danbaysay kadib markii Maamulayaasha  Shirkadahan iyo Mas,uuliyiinta Al-Shabaab isku mari waayeen bixinta lacago badan oo kumanaan iyo kumanaan doolar ah lagu sheegay in ay tahay Zako taasoo ay Shirkadaha diideen in ay bixiyaan


Shirkadaha Maanta howlahoodi la joojiyayna waxaa ka mid ah Telecom Somalia Nation iyo waliba

 

Shirkada Xawaalada Dahab-Shiil taasoo sababtay in ay maanta go,an yihiin inta badan khadadkii

 

Taleefanada gobolada Shabeelooyinka Hiiraan iyo qeybgo galguduuda  Ma’ahan markii ugu horeysay oo

 

Ay maliishiyaadka Madaxda Al-Shabaab  ku amraan shirkadaha in ay bixiyaan lacago sidan oo kale ah

 

Taasoo mararka qaarna lagu qado Magacada Zakada mararka qaarna lagu qadi jiray Magaca

 

Taakulada Jihaadka Shirkadahan ayaa xiliyadii hore iska bixin jiray lacagaha balse waxaa hada muuqata in ay

 

Shirkadaha ku dhiiradeen diidmadan iyagoo laabta ku haya in ay Shabaab yihiin koox sii socota .

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: