• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Baarlamaanka KMG Ka Soomaaliya oo Mar Kale Horjoogsan Doona iibka Qeybo Ka Mid Ah Badda Soomaaliyeed


baarlamaanka-soomaaliya1Muqdisho: Shir ay maanta iskugu yimaadeen Xildhibaanada

 

 

 

Baarlamanka Soomaaliya ayaa looga dooday hadalada is dhaaf

 

 

 

Dhaafaya ee ku saabsan Xuduuda Badda Somaliya dooda maanta oo

 

 

kululeyd ayaa waxaa Su,aalo lagu weydiiyay wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda C/raxmaan Sheekh kaasoo inta badan Su,aalihii la weydiiyay ka gaabsaday una sheegay Xildhibaanada in uu Safar yahay uuna mar kale hor imaan doono baarlamaanka si uu ugu sharxo


Dhinaca kalena Xildhibaano baarlamaanka ka tirsan ayaa keenay Cadeymo Sheegaya in ay jiraan

 

khiyaamooyin loola dan leeyahay in lagula wareego qeybo ka mid ah Badda Somaliya  dood dheer

 

kadib ayuu C/weli Muudeey oo ahaa udoomiye ku xigeenka Baalamaanka ahaana Shir gudoonka maanta

 

Waxa uu ku dhawaaqay in ay doodan sii socon doonto maalinta beri ah waxna laga Weydiin doono

 

Xildhibaano aqoon u leh Sharciyada baddaha oo uu ka mid yahay Xildhibaan Muuse Nuur amiin iyo rag kale

 

Baarlamaanka Somaliya oo inta badan Ceebeysan ayaa waxa kaliya ee lagu Amaano waxay yihiin

 

Mowqifka Xuduuda Badda iyagoona sidan oo kale laba sano ka hor diiday Heshiis ay Kenya kula soo galeen Shaqsiyaad Xukuumadii xiligaas jirtay ahaa 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: