• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Madaxweyne Shariif oo Maanta Booqday Qaar Ka Mid Ah Xeryaha Barakacayaasha Magaalada Muqdisho (+ Sawiro )


mad sharMuqdisho: Madaxweynaha Dowlada KMG ka ah Madaxweyne  Sh-

 

 

 

Shariif oo maalmihii la soo dhaafay Socod ku marayay inta –

 

 

 

Badan degmooyinka Muqdisho ayaa Maanta kormeer ku soo maray qaar

 

 

ka mid ah xeryaha barakacayaasha ee magaalda Muqdisho Dekada weyn ee Muqdisho iyo Meelo kale Madaxweynaha ayaa xiligii uu marayay Xeryaha  barakacayaasha waxa uu dad fara badan kula hadlay Xerada Rajo oo ay ku jiraan Kumanaan


dadkii gobolada Bay iyo Bakool baahida uga soo qaxay ah isagoona ka dhageystay Cabashooyin

IMG_0703

ku aadan qaabka ay u nool yihiin iyo habka loogu qeybiyo Mucaawinooyinka soo gaara isagoona

 

u balan qaaday in uu wax ka qaban doono cabashooyinka Madaxweynaha ayay Socodkiisan

mad shar

ku weheliyeen Gudoomiyaha Gobolaka Banaadir iyo Madax kaloo Xukuumda ka tirsan dhinaca kale   

 

He’yadda Turkish Red Crescent ama Bisha Cas ee Turkiga oo iyada si buuxda uga howl gasha

IMG_0699

Xeradan ayaa Madaxweynaha u soo bandhigay Mashaariic yaryar oo ay ka dhex fuliyeen Xerada Rajo

 

kuwaasoo ay ka mid ahaayeen dhismo loogu talo galay in ay Caruurta Kaamka ku jirta ku ciyaaraan

IMG_0098

wadooyin Xerada soo gala Shaqaale loo tababaray howlaha gargaarka   iyadoona uu kormeerkan qeyb ka ahaa gudoomiyaha Bisha Cas ee Turkiga

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: