• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Diyaaradihii Koonfur iyo Kismaayo Duqeyn Jiray oo Ceel-Buur iyo Gobolada Dhexe u Wareegay


dr_thumbMuqdisho : Wararka ka imaanaya Degmada Ceelbuur ee gobolka

 

 

 

Galgaduud ayaa sheegaya in maanta Diyaarado dagaal duqeyn u geysteen

 

 

 

Goobo la aamin san yahay in ay Ahaayeen saldhigyo Shabaab oo

 

 

 

magaalada iyo meelo ku dhow dhowba ah Wararka ayaa intaas ku daraya in duqeyntan  oo dhowr jeer dhacday lala beegsaday goobo ay ku sugnaayeen Madax sar sare oo shabaabka ka tirsan waxaanse la ogeyn khasaaraha dhabta ah ee ay geysteen weeraradan Cirka ah

 


Duqeymaha maalmihii la soo dhaafay waxaa caadi ama joogto ka aheyd koonfurta Somaliya

 

Duqeymaha ay geysanayaan diyaaradaha aan Cidina wadin ee la aaminsan yahay in uu

 

Mareykanku leeyahay iyadoona la shaaciyay in Saldhigyo gaar ah looga sameeyay Wadamada

 

Ethiopia iyo Sychels kuwaasoo laga duqeyn doono ‘Al-qaacidada wadamada Yemen iyo

 

Somaliya iyo waliba Madaxda urururada Xiriirka la leh Sida Al-shabaab  .

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: