• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Al-shabaab oo Saaka Dagaal Ku Qabsaday Dhoobley Dibna Looga Qabsaday


dhoobleyDhoobley : Kooxda Al-Shabaaab ayaa Dagaal mudo kooban socday Saaka

 

 

 

kula wareegay Magaalada Dhoobley oo ay Mudooyinkii dambe gacanta ku

 

 

 

Hayeen Ciidamo taabacsan DKMG ka ah  iyo kuwa ka tirsan 

 

 

Raaskaambooni  intaas kadibna waxay wararka sheegayaan in dagaal rogaal celis ah magaalada looga qabsaday Maleeshiyaadkii Al-shabaab in kastoo ay jiraan warar kaloo sheegaya in markii horeba aanay Shabaabka si buuxda ula wareegin gacan ku heynta Magaalada


Waxaan si buuxda loo ogeyn  tirada rasmiga ah ku dhimatay dagaalkan iyo waliba khasaaraha

 

soo gaaray dadkii magaalada daganaa iyo waliba dhinacyadii dagaalamay Xaalada Magaalada ayaan wali dagneyn waxaana jira barakac dadka shacabka ah laga dareemayo

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: