• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Kooxda Xiriirka Caalamiga Ah oo Wax Ka Yar 90 Habeen Markii Labaad Ka Shiraya Arinta Somaliya iyadoona ay ka Qeyb Galayaan Wufuud is Khilaafsan


MAdax is khilaafsanCopenhagen: Kooxda Xiriirka Caalamiga ah ee Somaliya ICG oo

 

 

 

laba bilood ka hor shir ku yeeshay Magaalada Kampala ee wadanka

 

 

 

 

Ugandha ayaa mar kale waxaa Maanta uu shir uga furmay

 

 

Caasimada Wadanka Dänemark ee Copenhagen shirkan maanta furmay oo aan wax badan ka duwaneyn kuwii hore gaar ahaan kii ugu dambeeyay ee Ugandha ka dhacay kaasoo ay is garba socdeen Laba wafdi oo ka wada tirsan Xukuumda KMG ka ah

iskana soo horjeeday xiligii Ugandha waxaa socday laba wafdi oo ay kala hogaaminayeen

 

Madaxweyne Shariif iyo Gudoomiye Shariif hadana waxaa Shirkan ka qeyb galaya Wafdi uu Hogaaminayo

 

R/wasaare C/wali iyo Mid kaloo uu hor socdo Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan iyadoona ay

 

Dhinaca kale jiraan warar soo baxaya oo sheegaya in wixii ka dambeeyay Booqashadii

wafdiga-dow

Madaxweyne Shariif ee Puntland iyo Shirkii Wada tashiaga lagu magacaabay ee Xamar ka dhacay uu

 

Abuurmay isbaheysi u dhexeeya Faroole Madaxweyne Shariif iyo R/wasaaraha kaasoo uu shariif Xasan

 

Aad uga Xumaaday uuna wado qorshooyinkiisii hore ee dagaalka hoose arintaasoo ay mar kasta

 

Ku farxaan Shisheeyaha Soomaaliya walaaqa oo iyaga ay mar walba dan ugu jirto in la helo khilaaf u dhexeeya

 

Madaxda TFG da si ay u helaan meel ay ka soo galaan  shirkan ICG ayaa Noqonaya kii Labaatanaad

MAdax is khilaafsan

Shantii sanadood ee la soo dhaafay oo ay Siyaasada Soomaaliya isbadalka gashay lamana oga waxa

 

Ka soo bixi doona shirkan oo ku soo aaday Xili la leeyahay waa in Somaliya laga saaraa Xukuumadaha

 

KMG ka ah iyadoona uu jiro Shaki ah in la doonayo in Wax weyn lagu xalaashado sida

 

Heshiisyo waaweyn oo ay Xukuumda gasho ama Xuduudaha Somaliya oo la doonayo in wax laga badalo  

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: