• RSS Somali VOA

    • Howlgal ka Dhan ah Al-Shabaab oo ka Dhacay J/Hoose December 9, 2016
      Ciidamada amniga Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ayaa maanta hawlgal ka sameeyey deegaan ku yaalla dhinaca waqooyi galbeed ee magaalada Kismaayo.
    • DF Somalia oo ka Hadashay Joojinta Xoolaha December 9, 2016
      Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay heshay warqad ka timid dhinaca Sucuudiga oo sheegaysa in si ku meel-gaadh ah ay u joojiyeen dhoofka xoolaha Soomaalida iyagoo taasina ay u sababeeyey arrimo caafimaad.
    • Barnaamijka Faaqidaada: Doorashooyinka Soomaaliya December 9, 2016
      Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doorashooyinka labada Aqal ee Soomaaliya ka socda iyo tan madaxweynaha ee la filayo in dhamaadka bishan lagu qabto caasimada Soomaaliya.
    • Waqti Cusub oo Loo Qabtay Doorashada Madaxweynaha Somalia December 9, 2016
      Go'aankan ayaa waxaa lagu gaaray shir ay lahaayeen madaxda Madasha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya oo shalay lagu soo gebogebeeyey magaalada Muqdisho.
    • Shacabka oo Dib ugu Laabanaya Qandala December 9, 2016
      Dadweynihii horey uga cararay magaalada oo muddo bil iyo 12 cisho ah ay haysteen maleeshiyada Daacish ayaa iminka billaabay inay magaalada dib ugu soo laabtaan.
    • Djibouti oo Dib u Celineysa Qaxooti Ethiopian ah December 9, 2016
      Dawladda Djibouti iyo hay’adaha qaabilsan muhaajirtiinta ayaa billaabey iney ka dhoofiyaan garoonka diyaaraddaha ee Djibouti dad tahriibayaal ah oo u dhashey Ethiopia oo laga so celiyey dalka Yemen.
    • Baarlamanka K/Koonfureed oo Xilka Ka Qaaday Madaxweynaha December 9, 2016
      Golaha Qaranka Korea-da Koonfureed ayaa u codeeyey in xilka laga qaado madaxweynaha dalkaas Park Geun-hye.
    • Sacuudiga oo Hakiyey Xoolihii Soomaaliya December 8, 2016
      Qaar ka mida ganacsatada Xoolaha ee ku sugan magaalada Jeddah ayaa VOA la wadaagay qoraal ay sheegeen in lagu hakiyey xoolihii ka iman jiray Soomaaliya.
    • Shirka Madasha oo Maalintii Labaad ka Socda Muqdisho December 8, 2016
      Magaalada Muqdisho waxaa maalintii labaad ka socda shir ay leeyihiin hoggaamiayaasha madasha oo iyagu ka dooddaya arrimaha doorashada Soomaaliya.
    • 10 Qof oo Ku Dhintay Dagaal ka Dhacay Goof-Gaduud December 8, 2016
      In ka badan 10 qof ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen dagaallo maanta duleedka magaalada Baydhaba ku dhexmaray ciidamo ka tirsan dowladda Somalia iyo maleeshiyada Al-Shabaab.
    • Kenya oo Lagu Eedeeyey Dilal Sharci Darro Ah December 8, 2016
      Urur aan dowli ahayn oo lagu magacaabo Haki Afrika ayaa ku eedeeyey ciidamada ammaanka Kenya inay fuliyeen tobaneeyo dilal aan sharci ahayn oo ay u geysteen dad la waayey intii u dhaxeysay 2012 illaa 2016, kuwaas oo muslimiin ah.
    • Ilhan Omar oo Sheegtay in La Handadey December 8, 2016
      lhaan Cumar oo ah gabar Soomaaliyeed oo dhawaan loo doortey aqalka wakiilada ee gobolka Minnesota ayaa sheegtay inuu handadey wadihii taksi ay raacday.
    • Natiijada Doorashada Ghana oo Maanta La Shaacinayo December 8, 2016
      Afhayeen u hadlay guddida doorashada ee dalka Ghana ayaa sheegay in guddigu ay maanta bilaabi doonaan sii daynta natiijada doorashadii madaxweynaha iyo tii baarlamaanka ee dalkaas ka dhacday, waxayna ku baaqeen in xaaladda la dejiyo.
    • Ciidamada Puntland oo Qabsaday Qandala December 7, 2016
      Ciidamada Puntland ayaa maanta dib u qabsaday magaalada Qandala ee Gobolka Bari oo ay muddo ku dhow 40 malamood haysteen maleeshiyada taabcsan ururka Daacish.
    • Waraysi: Siyaad Maxamuud Cali December 7, 2016
      Xafiiska Senator Amy Klobuchar oo laga soo doorto Gobolka Minnesota ee ay Soomaalidu degto ayaa sheegay inay soo gaadhay baaqyada ka imanaya Soomaaliya ee ku saabsan abaarta ku dhufatay degaanno ka mid ah Soomaaliya.
    • Muqdisho: Kulan Looga Hadlay Tacaddiyada Haweenka December 7, 2016
      Sanad walba, laga soo bilaabo 25-ka November oo ah maalinta caalamiga ah ee dabar goynta tacadiyada ka dhanka haweenka ilaa iyo 10-ka December oo ah maalinta caalamiga ah ee Xuquuqda aadanaha, waxaa dunida lagu qabtaa mashaariic lagu taageerayo haweenka iyo wacyigelin ku aadan tacadiyada dhinaca Jinsiga ah. Safaaradda Mareykanka uu ku leeyahay Muqdisho ayaa […]
    • Obama oo Jeediyey Khudbadda Amniga Qaranka December 7, 2016
      Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa shaley jeediyey khudbadiisii ugu danbeysey ee ammaanka qaranka.
    • Somaliland: Shir Looga Hadlayo Doorashooyinka oo Furmay December 7, 2016
      Shir lagu lafa gurayo geedi socodka doorashooyinka Somaliland ayaa maanta ka furmay magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland.
    • Norway: Wiil Loo Qabtay Dilka 14 Jir Soomaali ah December 7, 2016
      Booliska dalka Norway ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen wiil 15 sano jir ah oo labo maalmood ka hor dil u gaystay wiil Soomaaliyeed oo 14 sano jir ah oo lagu magacaabay Yacquub Cabdullahi Xasan.
    • Mareykanka oo Ka Digay u Safarka Ethiopia December 7, 2016
      Wasaaradda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa sii wadda inay muwaadiniinteeda uga digto halista uga iman karta u safarka dalka Ethiopia.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Muqdisho Shirka Hey.adda Cullimada Soomaaliyeed oo Maalintii Labaad Galay


culumadasoomaaliyeedMuqdisho: Shir ay Hey.adda Cullimada Soomaaliyeed gar wadeen ka tahay oo

 

 

Maalintii labaad ka socda Magaalada Muqdisho shirkan oo ay ka soo qeyb –

 

 

 

Galeen Cullimaa,udiin soomaaliyeed oo Caan ah oday dhaqameed iyo aqoon –

 

 

Yahano Bulshada Rayidka Guddoomiyaha Hey’ada Cullimada Soomaaliyeed Sh Bashiir axmed ayaa saaka warbaahinta u sheegay in shirkan looga hadli doona sidii ummada Soomaaliyeed loo tusi lahaa Wadada wanaaga Nabada iyo Nololosha lagu gaari karo iyadoona ay hada cid walba u cadaatay in aan waxba lagu gaareynin dagaal iyo dhiig


La daadiyo taasoo laga yaabo in ay Dalkaba ka saarto gacanta soomaalida Guddoomiyaha

 

Hay’ada Culumada Soomaaliyeed Shiikh Bashiir axmed Salaad ayaa sheegay in Culimada Soomaaliyeed

 

Ay waixii dhacay labadii sano ee la soo dhaafay hore uga digeen Shirkii ay Muqdisho ku yeesheen

 

Laba sano kahor markii la diiday taladoodiina hada ay Cid walba aragto Natiijada Wixii ka soo baxay

 

Dagaaladii lagu hoobtay hadalkaasoo ku jeeday Ururadii Xisbul-islaam iyo Shabaab oo iyaga

 

Xiligaas diiday in ay dagaalka joojiyaan wadahadalna la galaan Xukuumada KMG ka ah oo

 

Xiligaas ay la joogeen Ciidan aan dhameyn Afar kun oo Afrikaan ah balse ay Maanta Ciidanka Afrikaanka

 

La jooga gaarayaan dhowr iyo toban kun iyadoona laga yaabo in la sii kordhiyo Guddoomiyaha

 

Hay’ada Culumada Soomaaliyeed Shiikh Bashiir axmed Salaad oo mar wax laga Weediiyey in

 

Culimadu ay mar kale dhex dhexaadinayaan DKMG ka ah  iyo Al-shabaab wuxuu ku jawaabay . “Wax walba oo suura gal ah oo ay Dalka Dadka iyo Diintaba Dan ugu jirto  waan isku dayeynaa

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: