• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Tiradii Ugu Badneyd Ee Arday Deeq Wax Barasho Hal Wadan u Aado oo Maanta Turkiga Loo Qaaday ( Sawiro )


busasMuqdisho: Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ka baxay Boqolaal

 

 

 

Arday deeq waxbarasho ka heshay Dalka Turkiga Ardayda Maanta Ku

 

 

 

Baxday Deeqdan wax barasho ee ka timid Turkiga ayaa waxa la filyaa in ay

 

 

Maalmahan tiro intaas la eg ama ka badan ka bixi doonaan qeybo kala Duwan oo dalka somaliya ah sida Puntland Somaliland iyo Muqdisho ardayda Maanta Muqdisho ,ka baxday oo tiro ahaan gaaraysay 300 Sadax Boqol oo arday

 


ayaa iskugu jiray Arday ka qalin jebisay Dugsiyada Hoose dhexe kuwaasoo Minxo u helay dugsiyada sare

 

Halka ay kuwa kalena ahaayeen Ardayda dugsiyada Sare dhameystay kuwaasoo iyagana kala gali doona

 

Kulliyadaha kala gedisan ee Jaamacadaha Turkiga Dadka Soomaaliyee ayaa aad u soo dhoweeyay

 

Gacantatan aadka u weyn Turkiga u fidiyay Soomaaliya iyadoona dhinaca kale ay maalmaha soo socda

 

Magaalada Muqdisho soo gaari doonaan Maraakiib Sida Qalabka dhismaha kuwaasoo ay

 

Turkida kaga howl bilaabi doonaan wadooyinka Magaalada Muqdisho iyo dhismayaal Muhim ah oo ay isbataalo ka mid yihiin

Muuqaal Kale Waalidiinta oo iyagoo Faraxsan Carruurtooda Macsalameynaya

Arday Calammada Soomaaliya iyo Turkiga Basaska Dushooda ka lulaya

Kolonyada Basaska Ardayda Siday Oo Magaalada Dhexmareysa

Muuqaalka Diyaarad ka mid ah Diyaaradaha ay Dowladda Turkigu usoo dirtay Inay Ardayda qaadaan

Waalidiin sita Calanka Walaalaha Turkiga oo Carruurtooda Garoonka Aadan Cadde ku sagootiyey

Muuqaal kamid ah Ardayda oo Gudaha Garoonka Fadhida

Arday ayaga oo Faraxsan Gudaha Garoonka Diyaaradaha Waalidkood ay ku macsalaameynayaan

Muuqaalka Gabdho ka mid ah Ardayda deeqda helay Oo Gudaha Garoonka diyaaradaha Fadhiya

Muuqaalka Gabdho kale oo Ardayda Deeqda Waxbarasho heshay oo ku faraxsan Deeqda ay heleen

Muuqaal ka mid ah Ardayda oo gudaha Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ku feyshan si ay Diyaaradda u raacaan

Waalidiinta oo Carruurtooda Gudaha Airporka ku Sagootinaya

Agaasimaha Radio Muqdisho oo Qeyb ka ahaa Sagootinta Ardayda maanta Turkiga U Ambobaxday

Ardayda oo Diyaargarowgii ee Ambabaxa ku jira

Muuqaalka Aabeyaasha Carruurtooda Deeqda Waxbarasho heleen oo Sagootinta kasoo qeybgalay

Muuqaal ka mid ah Hooyooyin Ardayda Sagootintooda ka qeyb qaatay

Jaamacadaha Turkiga gali doono

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: