• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Dhacdo Ugub Ah Ku Ah Somaliya Dameer is Qarxin Rabay Ama La Qarxin Lahaa oo Muqdisho Lagu Qabtay


DameerMuqdisho – Hey’adda sirdoonka Xukuumada KMG ka ah ee Soomaaliya

 

 

 

Ayaa maanta magaalada Muqdisho ku Soo bandhigtay dameer walxaha qarxa

 

 

 

Laga soo buuxiyey kaasoo ay Hey.adda  sheegtay in laga soo qabtay

 

 

Meel ku dhow Ex-kontorol Afgooye Ibraahim Cumar oo ka tirsan Hey,adda Nabad-sugida ayaa sheegay in saaka Subixii hore  ay soo qabteen gaari dameer lagu soo raray waxyaalaha qarxa kaasoo socday kaligiis

Dameer

Afhayeenka Nabad Sugida Ibraahim  ayaa ku eedeeyey Falkan in ay Kooxda Al-shabaab

1

ka dambeeyaan isagoona tilmaamay in ay ka war qabaan in lagu soo diyaariyay Dameerka iyo

4

waxa  saaranba Deegaanka Ceelasha Biyaha halkaasoo ay Kooxda ku Xoogan tahay wali

3

Ma ahan markii u horeeysay ee Xayaano loo adeegsado qaraxyada dadka badan laaya

2

waxanya hore uga dhacday wadamada Ciraaq & Afgahnistan kuwaasoo ay marar badan ka dhacday

 

6

Falal noocan la mid ah kuwaasoo qaraxyo lagu soo raray Dameero Eeyo iyo waliba dad

5

waalan lagu fuliyay balse Somaliya waa markii u horeysay Taariikhda qaraxyada ee Xayawaan la adeejiyo   

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: