• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

R/wasaaraha Xukuumada KMG ka Ah oo New York Kulamo Kula Qaatay Madaxda Kala Duwan oo Caalamka Ah


Newyork -Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli –

 

 

Mohamed Ali oo jooga New York oo uu halkaas uga

 

 

 

Qeybgalayo shirkii guud ee Qaramada Midoobey ee

 

 

Sanadlaha ahaa. Ra’iisul Wasaaraha waxaa u suurtogashay inuu la kulmo mas’uuliyiin ay ka mid yihiin Madaxweynaha Gabon Ali-Ben Bongo Ondimba, Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Malaysia Dato’ Sri Anifah Hj. Aman iyo Xoghayaha Guud ee Jaamicadda Carabta Mr. Nabil Elaraby.


Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali ayaa dhammaan mas’uuliyiintii uu kumada gaar-gaarka ah la qaatay kala hadlay

sidii shacabka Soomaaliyeed loogu soo gurman lahaa, isla markaana loogu abuuri lahaa mashaariic horumarineed, si loo yareeyo macluusha, shacabkana ay nolol maalmeedkooda u helaan fursad ay ku sameystaan. Sidoo kale RW waxuu kala hadlay madaxdii uu la kulmay sidii loo xoojin lahaa xiriirka Somalia iyo wadamada kale.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa lagu wadaa inuu maalmaha 23 iyo 24 September ka jeedin doono Qaramada Midoobey 3 warbixin, mid guud, mid dhanka siyaasadda ah iyo mid arrimaha gar-gaarka ah, bacdamaa uu ka qeybgalayo kulanka guud ee QM iyo labo kulan oo uu Ban Ki-Moon u soo qabanqaabiyey Somalia, ujeedaduna tahay sidii dowladda looga saacidi lahaa arrimaha abaaraha, amniga iyo dhaqangelinta roadmap ka.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: