• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Qashinkii Xamar oo Qalqiil Galay Kadib Markii Ay Turkiga Qandaraasyo Ku Bixiyeen


qashinMuqdisho: Kadib Balanqaadkii R/wasaare Ordegan uu Muqdisho ka

 

 

 

Ballan qaaday in ay Xukuumada Turkiga Maalgelin ku sameyn doonto sidii loo

 

 

 

Nadifiin lahaa Qashinka wadooyinka Magaalada Muqdisho buux dhaafiyay

 

 

Ayaa Waxaa asbuucan magaalada laga dareemay howlgal balaaran oo magaalada qashinka looga aruurinayo iyadoona ay meel kasta ka muuqato calaamada Turkiga R/wasaare Ordogan ayaa balan qaaday in uu magaalada Muqdisho u sameyn doono Wadooyin Isbitaalo Iskuulo Koronto iyo Biyo Nadiif ah


isagoona dhinaca kale sheegay in uu qashinka magaalada buuxiyay ka hagaajin doono

 

Lafaha xoolaha ee meel kasta buuxana uu dib u warshadeyn doono balan qaadkan ayuu R/wasaaraha

qashh

Turkiga maanta mar kale ka hor sheegay gollaha guud ee Jamciyadda Qaramada Midoobay

 

isagoona ku dhaleecayay Wadamada Caalamka ee dhaqaalaha haysta in ay Somaliya

qashin

wax ka qaban waayeen Ordogan mar uu ka hadlayay Xaalada Soomaaliya waxa uu ka sheegay

 

Shirka Gollaha Guud in aanan lagu mar marsiiyoon karin Xaalad Amaan Maadaama uu isaguba

 

Muqdisho tagay uuna safaarad dalkiisa leeyahay ka furay Muqdisho Qashinka Magaalada

 

Muqdisho oo aysan labaatankii sano ee la soo dhaafay Dowlad hoose ka shaqeynin ayuu qashinka ahaa waxyaabaha ugu badan ee laga helo Cudurada

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: