• RSS Somali VOA

    • RW Kheyre iyo Shariif Xasan oo Baydhabo ku kulmay November 22, 2017
      Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta tagay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.
    • Dhageyso Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha November 22, 2017
      Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkani waxaa sidi aad uga barateenba soo jeedinaya Axmed Faarax Cali Idaajaa, waana qeybtii 393-aad.
    • Xagee Buu Ku Furtay Geedigii Hayaanka Doorashada Soomaaliland November 22, 2017
      Somaliland ayaa ugu danbeyntii soo afjartay todobaadyo ay siyaasiyiinta iyo dadkuba ku mashquulsanaayeen ololihii doorashada, cod bixinta iyo sugistii ku dhawaaqista natiijada doorashada.
    • WARBIXIN: Mareykanka oo Kordhiyay Weerarada uu Ka Fuliyo Soomaaliya November 22, 2017
      Dowlada Mareykanka ayaa laba laabtay sanadkaan weerarada ka dhanka ah kooxaha argagixisada ee ka dagaalama Soomaaliya.
    • 100 Ka Tirsan Shabab oo Lagu Dilay Baay. November 22, 2017
      Mareykanka ayaa sheegay in weerar ay u adeegsadeen diyaarad nooca Dronka ah oo ay ku dileen in ka badan 100 ka tirsan maleeshiyada al-shabab, meel ka tirsan gobolka Bay.
    • Dhageyso Faah-faahinta Kulamadi Xalay Dhacay ee Yurub November 22, 2017
      Waxaa xalay dhacay kulamo ka tirsan Koobka Kooxaha Horyaalkada Yurub. Wararki ugu danbeeyay waxaa inoo haya Maxamuud Mascadde.
    • Sacad Xariiri oo hakad heliyay is-casilaaddiisii November 22, 2017
      Reysal wasaaraha Lubnaan, Sacad Al Xariiri, ayaa sheegey Arbacada maanta in uu dib u dhigayo is casilaaddiisa, kadib markii uu madaxweyne Michel Aoun. uu sidaas ka dalbaday.
    • Madaxweyne Robert Mugabe oo iscasilay November 21, 2017
      Madaxweynaha dalka Zimbabwe Robert Mugabe ayaa is-casilay, sida uu ku warramay afhayeenka baarlamanka dalkaas.
    • Muuse Biixi oo hadlay kadib guushiisa doorashada November 21, 2017
      Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay sida uu arko doorashada musharaxiinta xisbigooda, waxa u qorshaysan iyo sida uu u wajahayo tabashooyin hore uga soo baxay xisbiga mucaaradka ah ee Waddani.
    • Kulamada Champions League ee caawa iyo beri dhacaya November 21, 2017
      Ku soo dhawaada dhageystayaal xubinta ciyaaraha, oo aan ku soo qaadaneyno kulmada koobka horyaallada Yurub ee caawa iyo beri dhacaya. Jamaal Axmed Cismaan ayaa soo jeedinaya.
    • Xuska Maalinta Macallinka Soomaaliyeed November 21, 2017
      Waxaa maanta meelo ka mid ah Soomaaliya laga xusay maalinta macallinka Soomaaliyeed ee 21-ka Novembar.
    • Sidee Ayay Soomaalidu u Dhaqataa Geela November 21, 2017
      Geela ayaa ka mid ah hantida ugu qaalisan ee ay leeyihiin Soomaalida ku nool dalka hooyo ee Soomaaliya ama Bariga Africa.
    • Waa kuma Muuse Biixi: Madaxweynaha cusub ee Somaliland? November 21, 2017
      Guddida Doorashada ee Somaliland ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay in Muuse Biixi Cabdi oo ka sharaxnaa Xisbiga Kulmiye uu ku guulaystay doorashadii dhacday 13-kii bishan.
    • Maxay yihiin caqabadaha horyaalla Muuse Biixi? November 21, 2017
      Guddida Doorashada ee Somaliland ayaa goor dhaweyd si rasmi ah ugu dhawaaqay in Muuse Biixi Cabdi oo ka sharaxnaa Xisbiga Kulmiye uu ku guulaystay doorashadii dhacday 13-kii bishan. Muuse Biixi ayaa sida uu sheegay guddiga doorashada waxa uu helay 55.19% codadkii la dhiibtay.. Haddaba Maxay yihiin caqabadaha ugu waaweyn ee haatan horyaalla Madaxweynaha Cusub […]
    • Muuse Biixi oo ku guuleystay doorashadii Somaliland November 21, 2017
      Guddida Doorashada ee Somaliland ayaa goor dhaweyd si rasmi ah ugu dhawaaqay in Muuse Biixi Cabdi oo ka sharaxnaa Xisbiga Kulmiye uu ku guulaystay doorashadii dhacday 13-kii bishan.
    • Nigeria: Qarax ka dhacay masjid oo lagu dilay 50 qof November 21, 2017
      Qof isa soo miidaamiyey oo aroortii maanta isku dhex qarxiyey masjid ku yaalla waqooyiga bari ee dalka Nigeria ayaa dilay ugu yaraan 50 qof.
    • Mugabe oo wajahaya mooshin xil ka qaadis November 21, 2017
      Sharci dejiyeyaasha dalka Zimbabwe ayaa la filayaa inay maanta billaabaan hanaan ay xilka kaga qaadayaan madaxweynaha talada haya muddada fog ee Robert Mugabe, kadib markii uu iska dhego tiray waqtigii loo qabtay inuu isku casilo.
    • Cirro: Ma aqbaleyno Xaqdarro iyo Wax Sharciga Baal Marsan November 20, 2017
      Musharraxa madaxtinimada xisbiga Waddani ee Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro ayaa maanta sheegay in aysan aqbali doonin "xaqdarro iyo wax sharciga baal marsan", mar uu ka hadlayey doorashadii madaxtinimada ee 13-kii bishan November dhacday.
    • Rabshado ka billowday dalka Kenya November 20, 2017
      Rabashado xoogan ayaa ka billowdey deegaanka Kisumu oo ah halka uu kasoo jeedo hoggaamiyaha mucaaradka dalka Kenya Raila Odinga.
    • Jabuuti oo lacag ugu deeqday dhibanayaasha qaraxii Zoobe November 20, 2017
      Dowladda iyo shacabka Jabuuti ayaa ka si deg deg ah uga soo jawaabay u gargaarida dadka ay waxyeelada kasoo gaartey qaraxii 14-biishii October ay magaalada Muqdisho boqolaalka qof ugu dhinteen Zoobe. Hore dowlada Jabuuti ayaa usoo dirtey Muqdisho dhaqaatiir iyo dawooyin caafmaad, hanta waxaana lacag dhan 1 Malyan oo dollar ugu deeqay dadka ay waxyeelada soo […]
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Midowga Afrika oo Maalmaha Soo Socda Tirada Ciidanka AMISOM Gaarsiin Doona Laba iyo Toban Kun oo Askari


WafulaMUQDISHO:  Sida uu maanta Warbaahinmta u sheegay ku-

 

 

Xigenka ergayga Midowga Africa Ee Somalia Wafula Wamunyinyi

 

 

 

Midowga Afrika waxa uu Dhameystiray diyaarinta Ciidan

 

 

 

Gaaraya 3.000 oo askari kuwaasoo ka dhinaa tiradii ay Gollaha Amaanka ee Qaramada Midoobay hore u meel mariyeen in la geeyo Somaliya Sida uu Wafula Sheegayna Tirada Ciidanka AMISOM waxay noqon doonaan ka hor bisha December ama ka hor dhamaandka

Sanadkan 12.000 laba iyo toban kun oo ciidan ah kuwaasoo ay ka mid noqon doonaan

 

Laba guuto oo cusub oo ka kala imaan doono dalalka Sierra Leone iyo Djibouti Sida muuqatana

 

Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo mudo dheer ku koobnaa dalalka Burundi iyo

 

Ugandha waxay noqon doonaan wadamo badan laakiin isku wada Af ah Maadaama

 

Ay Afartan wadan Ciidankooda ku wada hadli doonaan Faransiis dhinaca kalena waxaan

 

La haynin Ciidan soomaaliyeed oo ka dhex muuqda howl galada Magaalada Muqdisho

 

Marka laga reebo in la yiraahdo waxay ka barbar dagaalamaan Ciidanka AMISOM Taasoo ay

 

La macna yihiin Ciidamada Ahlusunna ee Magaalada Muqdisho ka barbar Dagaalama

 

AMISOM iyo waliba Ciidanka Indha-cade balse ma muuqata Ciidan Soomaaliyeed oo Hogaan iyo Aag Dagaal leh ama iyaga ah kuwa la kaabayo 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: