• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Wasiirka Tamarta & Batroolka Xuk. KMG ka ah Mud. C/qaadir M. Dhicisow oo South Afrika Kaga Qeybgalay Shir Caalami Ah


DhicisowJOHANNESBURG: –Wasiirka Wasaarada Tamarta & Batroolka Somalia mudane

 

 

 

Cabdiqaadir Maxamed Dhicisoow oo Maalmihii la soo dhaafay magaalada

 

 

 

Johannesburg u joogay ka qeyb galka Shir caalami ah oo ay Wasiirada

 

 

 

Tamarta iyo Batroolka Aduunka ku lahaayeen wadanka Koonfur afrika ayaa shalay la kulmay Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka s-afrika isagoona dhianaca kale ka qeyb galay Kulan weyn oo Aqoon isweydaarsi ah kaasoo looga hadlayay Midnimada soomaaliyeed ayna soo qaban qaabisay


Hey,adda Cilmi baarista Soomaaliyeed ee CRD Wasiirka ayaa mar uu ka hadlayay Xaalada soomaaliya

 

Waxa uu muujiyay Rajo ah in wadanka Soomaaliya uu mar dhow noqon doono Meel Nabdoon oo ay

Dhicisow

Ku noqon karaan dadka Soomaaliyeed ee dhibaatooyinka kala duwan ku qaba Wadamada

 

Qurbaha oo ay Koonfur Afrijkana ka mid tahay Wasiirka oo ka hadlay shirka Soomaalida

 

Ayaa sheegey in uu aad ugu faraxsanyahay kasoo qeybgalkiisa shirkan, isagoona intaas ku daray in

 

Madaxdii iyo wasiiradii Koonfur Afrika ee uu shirka kula kulmay ay si gaar ah uga wada hadleen

 

Dhibaatooyinka  loo geysto dadka Soomaaliyee ee wadankaas Qaxootiga ku ah ama ka ganacsada

 

Wuxuuna sheegay in uu ka helay Mas,uuliyiintaas ‘Reer South Afrika balan qaad ah in ay

 

Baarlamaankooda geyn doonaan Arinta Soomaalida hadalkaasoo ay dadkii meesha joogay soo dhoweeyeen

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: