• RSS Somali VOA

    • Militariga Turkiga oo Weeraray Kurdish-ka Syria June 28, 2017
      Militariga Turkiga ayaa sheegay maanta in ay burburiyeen bartilmaameedyo Kurdish-ka Syria ay leeyihiin ayaga oo uga aargudanaya gantaalo ay ku rideen ciidamada Turkiga uu taageero ee ku sugan waqooyiga Syria.
    • Talyaaniga oo Xiray Soomaali loo Haysto Tacaddiyo June 27, 2017
      Mas’uuliyiinta Talyaaniga ayaa sheegay inay xidheen nin Soomaali ah oo lagu eedaynayo inuu ku lug leeyahay tacaddiyo ka dhacay dalka Libya.
    • Ciidamada Dowladda oo Howlgal ka Billaabay Sh/Dhexe June 27, 2017
      Ciidamada militariga Soomaaliya ayaa howlgal ka dhan ah kooxda Al-Shabaab maanta ka billaabay deegaanno dhaca bariga gobalka Shabeellaha dhexe.
    • Mareykanka: Syria Waxa ay Diyaarinysaa Weerar Kiimiko June 27, 2017
      Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay ogaatay suurta-galnimada in ciidamada Syria ay diyaarinayaan weerar Kiimiiko oo la mid ah kii bishii April ka dhacay waqooyiga Syria ee dhaliyey in Mareykanka kaga jawaabo duqeymo diyaaradeed.
    • Warbixin Gaar ah: Xuska Xoriyadda Jabuuti June 27, 2017
      Dalka Jabuuti waxaa maanta laga xusay sannad-guuradii 40-aad ee kasoo wareegtay markii dalkaasi uu xorriyadda ka qaatay gumaystihii Faransiiska. Munaasabado ballaadhan ayaa xalay illaa maanta dalkaasi ka dhacayey. Haddaba kusoo dhowaada barnaamij gaar ah oo aan kaga hadlayno waxyaabaha u qabsoomay iyo kuwa aan u qabsoomin Jabuuti muddadaasi 40-ka sano ah ee […]
    • Munaasabdda 26-ka June oo laga Xusay Hargeysa June 27, 2017
      57-guurada kasoo wareegtay maalintii u horraysay ee calan xor ah oo Soomaali ay leedahay laga taagay magaalada Hargeysa, ka dib markii maxmiyaddii Britain laga saaray dalka, ayaa munaasibad lagu xusayay waxa xalay lagu qabtay Hargeysa. Munaasibaddan oo ku qabsoontay aqalka madaxtooyada, ayaa waxa ka qayb galay madaxweyne ku-xigeenka, ahna ku-simaha madaxweyn […]
    • Faahfaahin: Go'aankii Maxkamadda Sare ee Mareykanka June 27, 2017
      Maxkamada Sare ee Mareykanka ayaa sheegtay inay dib u eegeyso kiiska amarki uu madaxweyne Donald Trump uga mamnuucay inay Mareykanka soo galaan qaxootiga iyo muwaadiniinta kasoo jeeda lix wadan oo ka mid ah dalalka Islaamka.
    • USA: Maxkamadda Sare oo Ogolaatay Qeyb Ka Mid ah Xayiraaddii Safar June 26, 2017
      Maxkamadda sare ee dalkan Mareykanka ayaa maanta oo Isniin ah ogolaatay in qeyb xaddidan oo ka mid ah xayiraaddii socdaalka ee Madaxweyne Trump uu ku soo rogay dadka u dhashay lix waddan oo Muslim ah  ay dhaqan galaan.
    • Qarax Laga Maqley Markab ku Degay Xeebaha Puntland June 26, 2017
      Dadka ku dhaqan deegaanyo Murcanyo oo qiyaastii 44 km u jirta degamada Caluula ee xeebaha Puntland ayaa ku soo waramaya inay arkeen Markab weyn oo ay u maleeyeen kuwa dagaalka oo qarxaya muddo ka dibna biyaha quusay.
    • Minnesota: 78 Ruux oo uu Cudurka Jadeecada Soo Ritay June 26, 2017
      Illaa iyo hadda ku dhawaad 78 qof ayuu ku dhacay cudurka jadeecada gobolka Minnesota ee dalkan Mareykanka.
    • Warbixin ku Saabsan Xuska 26-ka June June 26, 2017
      Maanta waxey ku beegan tahay 26 June, maalinta xornimada ee gobollada Waqooyi ee Soomaaliya. Waxaana laga joogaa 57 sano maalintii calan Soomaliyeed oo xor ah Soomaaliya laga taago.
    • Internetka Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya oo Cillad ku Timid June 26, 2017
      24-kii saac ee la soo dhaafay ayaa magaalada Muqdisho iyo inta badan gobolada Koonfurta Soomaaliya waxaa khalkhal uu ku yimid khadkii intetnetka oo meelo badan ka maqan.
    • Ciidamad Ciraaq oo ku sii Siqaya Mosul June 26, 2017
      Abaanduule ku xigeenka isbahaysiga uu horseedka ka yahay Mareykanka Sareye Gaas Rupert Jones ayaa sheegay maanta in aysoo dhawaatay xureeynta kama dambeysta ah magaalada Mosul.
    • Al Shabaab oo Weerartey Xerada Daynuunaay June 25, 2017
      Wararka naga soo gaadhaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya in iska hor imaad hubaysani uu ka dhacay xerada Ciidanka Daynuunay oo ku taalla duleedka bari ee magaalada Baydhabo.
    • Barnaamijka Caweyska Washington June 24, 2017
      Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaan idiinku haynaa qeybo kala duwan oo xiiso leh, kuwaas oo ka hadlaya Ramadaanta iyo wixii kala qabsaday qaar ka mid ah dadka soo soomay.
    • Martida: Wasiir Xasan Xuseen Xaaji June 24, 2017
      Barnaamijka Martida ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Xasan Xuseen Xaaji, Wasiirka Caddaaladda ee DF ee Somalia, waxaana uu ku jawaabayaa su'aalo la xiriira garsoorka Somalia
    • Dhageyso: Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka June 24, 2017
      Barnaamijka Dhacdooyinka todobaadka waxaa inala socodsiinaya Jamaal Axmed Cismaan.
    • Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha June 24, 2017
      Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaa inoo haya Ibraahim Xasan Daanduray iyo Nuur Xasan Nuur
    • Muslimiinta Kanada oo loo Digay Maalinta Ciida June 24, 2017
      Jabhad hubeysan oo ay sameeysteen xagjir cadaanka Kanada kana soo horjeedo Muslimiinta ayaa looga dhawaaqey gobolka Alberta oo ah mid ka labaad ee Soomaalida ugu badan ee Kanada ay ku noolyihiin, marka laga tago gobolka Ontario. Jabhadan ayaa isku magacowdey Sadex Boqolkiiba (3%), oo ay ula jeedaan dadkii Mareykanka ahaa ee la dagaalamey boqortooyadii Ingiri […]
    • Dhageyso Mukhtaar Rooboow iyo Isbadalka Xaalkiisa June 24, 2017
      Wasaarada Arrimaha Dibadda ee Mareyknaka ayaa shaley ku dhawaaqdey in ay ka saartey liiska dadka lacagta hore ay u dul-dhigtey kuxigeenkii Alshabab, Muqtaar Roobow Abu Mansoor oo wayadanba si gaar ah u joogay gobolka Bakool.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Diyaarado Aan La Aqoon oo Shalay Galab Shabaab Ku Duqeeyay Meelo Ka Mid Ah Jubooyinka


DroneKismaayo: Waxaa soo baxaya faahfaahino dheeri ah oo ku

 

 

 

Saabsan duqeyn ay shalay geysteen Diyaaro aan wali si rasmi ah loo

 

 

 

Aqoon balse loo maleynayo in ay Leeyihiin Mareykanka gaar ahaan

 

 

Kuwa loo yaqaan Drones-ka duqeyntan oo ka dhacday deegaan ku yaalla duleedka magaalada Kismaayo meel lagu magacaabo Taabta oo 30-KM u jirta Magaalada . ayay warar laga helay deegaanka  sheegaya in ugu yaraan 20 ruux oo isugu jira saraakiil ka tirsan Al-Shabaab iyo dad xoolo dhaqato ah oo goobta

Ka dhawaa  ku nafwaayeen wararka ayaa intaas ku daraya in ay diyaaradaha beegsanayeen

 

Goob uu markaas shir uga socday Madax Shabaabka ka tirsan wali ma jira wax war ah oo ka soo baxay

 

Dhinaca Shabaabka balse waxaa la maleynayaa in uu jiro Qasaaro dhimasho iyo Dhaawac sida kal horeba

 

Ka dhacday isla meelo ku dhow deegaanka ay hada wax ka dhaceen oo ay isla Diyaaradahan

 

Duqeyn u geysteen tiro ilaa sadax jeer oo hore ah in kastoo ay Xadgudub ku tahay wadanka

 

Soomaaliya iyo dadkiisaba in diyaarado aan la aqoonin ay wax ku laayaan hadana waxay Muujinaysaa

 

Sida ay Mareykanka Cidla uga heleen Kooxda Al-shabaab oo iyaga dhamaan Lumiyay Shacbiyadii

 

Soomaaliyeed waxaa la Xasuustaa dhamaadka Sanadkii 2006 ilaa bilowgii 2007 waxaa ka dhici jiray

 

Jubooyinka Duqeymo Noocan ah kuwaasoo ay soomaalida ka Mudaaharaadi. jirtay ayna ka soo horjeeday

 

Balse Maanta hadii la Maqlo Shabaab Ayaa la duqeeyay inta badan lama Arko Cid u diir naxaysa taasoo loo sababeynayo dhaqankooda iyo gacantooda adag

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: