• RSS Somali VOA

    • Booliska Kenya oo Lagu Eedeeyay Kufsi iyo Jirdil December 14, 2017
      Hey’ada Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in inti lagu guda jiray doorashadi madaxtinimo ee Kenya ka dhacday sanadkaan, ay ciidanka boolisku kufsadeen tiro haween ah isla markaana jirdil u geysteen dad rayid ah.
    • Wariyeyaal Lagu Xiray Myanmar December 14, 2017
      Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay xarig Talaadadi lasoo dhaafay loogu geystay dalka Myanmar laba wariye oo ka tirsan wakaalada wararka Rueters.
    • Faah-faahin Kasoo Baxday Qaraxii Muqdisho December 14, 2017
      Saraakiisha ciidanka booliska Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in qarax saakay ka dhacay Dugsiga Tababarka Booliska ee Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho, ay ku dhinteen 18 askari.
    • Caqabadaha Horyaalla Golaha Wasiirrada Soomaaliland December 14, 2017
      Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta soo liiska golahiisa cusub ee wasiirrada.
    • Ronaldinho oo Ku Biiraya Siyaasadda December 14, 2017
      Wargeyska Now O Globo ee kasoo baxa magaalada Rio de Janeiro, ayaa maanta daabacay in laacibki hore ee adduunka Ronaldinho uu u ordi doono kursiga baarlamaanka ee gobolka uu kasoo jeedo Minas Gerais ee dalka Brazil.
    • Madaxweyne Biixi oo Ku Dhawaaqay Golaha Wasiirrada December 14, 2017
      Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ku dhawaaqay golihiisa cusub ee wasiirrada.
    • Askar Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Muqudisho December 14, 2017
      Qarax saakay aroorti ka dhacay Dugsiga Tababarka Booliska ee Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegay inuu sababay dhimashada 17 askari oo ka tirsan ciidamada booliska.
    • Qubanaha VOA, Dec 14, 2017 December 13, 2017
    • Man City oo La Gaari La,yahay  December 13, 2017
      Kooxda Manchester City ayaa kordhisay dhibcaha ay ku hogaamineyso horyaalka Premier League ee dalka Ingiriiska, ka gadaal marki ay 4-0 ku dardartay xalay kooxda Swansea City.
    • Milan oo Tiigsatay Sideed Dhamaadka Coppa Italia December 13, 2017
      Kooxda AC Milan ayaa gaartay wareega sideeda kooxood ee tartanka Coppa Italia ee dalka Talyaaniga kadib marki ay xalay 3-0 ugu awood sheegatay kooxda Hellas Verona.
    • Real Madrid oo Gaartay Finalka Koobka Qaaradaha December 13, 2017
      Kooxda Real Madrid ayaa gaartay finalka koobka Naadiyada Aduunka, kadib marki ay xalay 2-1 ku garaacday kooxda Al Jazira ee dalka Isutaga Imaaraadka Carabta.
    • Ururka Islaamka oo Qudus u Aqoonsaday Caasimadda Falastiin December 13, 2017
      Magaalada Istanbul ee Turkiga waxaa lagu soo gababeeyey shir madaxeedka waddamada Islaamka, kaas oo magaalada Qudus ay madaxdii shirka ka qeyb gashay ugu aqoonsadeen magaalo madaxda mustaqbalka ee Falastiin
    • Somaliland: M. Biixii oo loo Dhaariyey Xilka Madaxtinimo December 13, 2017
      Madaxweynahii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xilkii ku warejiyay madaxweeynaha la doortay Muuse Biixii Cabdi oo maanta xilkaasi loo dhaariyay.
    • Duqeyn Cirka ah oo ka Dhacday Buula-Burte December 13, 2017
      Duqeynta ayaa ka dhacday meel ku dhow degmada Buula-Burte oo lagu magacaabo Wardhiinle, iyada oo saraakiisha dowladda Soomaaliya ee gobolka ay aamisan yihiin in duqeynta lagu bartimaameedsaday saldhig cusub oo degaanka ay Alshabab ka sameysteen.
    • Somalia: Baarlamaanka oo Miisaaniyadda 2018 Ansixiyey December 13, 2017
      Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyey miisaaniyadda dawladda ee sannadkan soo socda oo la sheegay inay dhan tahay in ka badan 274 milyan oo dollar.
    • Ciyaaraha Maamul Gobolleedyada Dalka Mala Siyasaddeeyey? December 13, 2017
      Dhowr casho oo magaalada Muqdisho ay ka socdaan ciyaaraha gobollada dalka ayaa waxaa ka qeybgaley madaxda maamul gobolleedyada dalka ee dhalinyarada ciyaareyso laga soo kala xuley iyo sdioo kale xildhibaanada labada golle ee baarlmaanka ku jiro ee goboladaasi laga soo doorto. Taasi oo keentey in dadka qaar kood ay u arkaan in ciyaaraha ay uga qeybgalayeen si […]
    • Doug Jones oo ku Guuleystey Doorashada Senator-nimada Alabama December 13, 2017
      Doug Jones, musharaxi xisbiga Dimuquraadiga ayaa ku guuleystey doorashadi kursiga senat-ka Mareykanka ee gobolka Alabama. In kasta oo siyaasadda gobolku ay u janjeerto dhanka midige, hadana codbixiyeyaasha ayaa Doug Jones ka doorbidey Roy Moore oo Jamhuuri ah. Guushan ayaa ka dhigan marka sanadka cusub la dhaariyo Doug Jones, in aqalka Senate-ka ee ay hada k […]
    • Madaxweyne Muuse Biixi oo berri la caleemo saarayo December 12, 2017
      Munaasibadda dhaarinta madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Somaliland ee la soo doortay 13 kii November, ayaa berri kja dhaceysa Hargeysa.
    • Soomaaliya oo fileysa in deymaha laga cafiyo December 12, 2017
      Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay fileyso in deymaha lagu leeyahay Soomaaliya laga dhaafo, isla markaana la maalgashado Soomaaliya.
    • Duqeyn ka dhacday gobolka Sh/Hoose December 12, 2017
      Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in xalay duqeyn cirka ah lala beegsaday gaari nooca caasiga loo yaqaan ah oo marayay deegaanka Mubaarak.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Wasiirka Macdanta & Biyaha M. C/qaadir Maxamed Dhicisow oo kulan la qaatay Jaalliyada Soomaaliyeed Ee Dalka Finland.


Helsinki: Wasiirka Macadanta iyo Biyaha Xukuumada KMG-

 

Ka ah Mudane C/qaadir Maxamad Dhicisow oo ku

 

 

 

Sugan Wadanka Finland ayaa Kulamo la qaatay Jaalliyadaha

 

 

 

Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka Finland iyo waliba Madax ka tirsan Mas,uuliyiinta wadanka Finland  Shir weyn oo ay soo qaban qaabiyeen ururka midnimada Soomaaliyeed ee Finland ayna ka soo qeyb galeen dadweyne tiro badan iyo

Mas,uuliyiinta Jaaliyada ayaa waxaa hadalo ka jeediyay Wasiirka Kaasoo

Macluumaad buuxa ka siiyay Jaalliyada Waxa ka jira wadanka oo ah Baahida

Abaarta iyo isbadalada Siyaasadeed iyo kuwa Amni Mas,uuliyiintii Shirka ka hadashay

Dhinaca jaaliyadaha oo uu hor kacayay gudoomiyaha ururka Midnimada

Soomaaliyeed ee Finland Eng:Cabdirashiid Cawad Diiye ayaa Hadalkiisa

Ku furay soo dhoweyn uu u jeediyay Wasiirka kaasoo sida uu sheegay Soomaalinimada iyo

 

Mas,uuliyda uu hayo ka sokow hore uga tirsanaa Jaaliyadda Finland Shirkan oo

intiisa badan looga hadlayay Xaalada Abaaraha iyo Siyaasada ee Wadanka

 

Soomaaliya ayaa ugu dambeyntii waxaa lagu soo gaba gabeeyay Jawi Farxad leh iyadoona uu

Wasiirku kula dardaarmay Jaalliyada in ay Xooga Saaraan sidii ay Wax uga tari lahaayeen

Dhibaatada ku habsatay walaalahooda ku sugan gudaha Soomaaliya hadalkaasoo si weyn loo soo dhoweeyay 

.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: