• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Wufuud iyo Wasiiro Reer Galbeed Ah oo Ku Qulqulaya Muqdisho iyadoona Ay Maanta Soo Gaareen Wasiiro Ka Socday Holand


NetherlandsMuqdisho : iyadoo ay ilaa hada Yimaadeen Magaalada Muqdisho 

 

 

 

Wasiiro ka socday Britian Sweden Finland Masar Turki iraan iyo Djibuti 

 

 

 

Ayaa maanta ka Soo dagay magaalada Muqdisho wafdi Ka socday wadanka 

 

 

Netherland oo uu Hogaaminayay Wasiir iskaashiga Caalamiga ah ee Dowlada Holand Wasiirka wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah Ee Xukuumada KMG ka ah C/llaahi Goodax Barre oo Saxaafada uga warbixiyay Safarka Wafdigan ayaa sheegay in wafdiga maanta ka yimid Wadanka Holand ay


kulamo la yeesheen Madaxweynaha iyo R/wasaaraha Xukuumada KMG ka ah ee Soomaaliya

 

Ayna ka wada hadleen waxyaabaha ay Holand ka Caawin karto Xukuumada KMG ka ah

 

Ee Somaliya iyo waliba dadka Tabaaleysan ee ay Abaarta Baahida iyo Macluulasha Wadata

 

Ku habsatay shalay ayay aheyd markii sidan oo kale uu wadanka Soomaaliya yimid Gaar ahaan

 

Muqdisho Yimid Wafdi uu horkacayay Wasiirka Iskaashiga Caalamiga ah ee Wadanka Sweden

 

Taasoo Muujinaysa sida ay Siyaasada iyo Rajada Soomaaliya wax uga badashay Bixitaankii shabaab iyo soo hagaaga Amaanka Muqdisho 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: