• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Magaalada Gaalkacyo oo Ay Dilal Fool xun iyo Dagaalo Ka Socdaan


DagaalGaalkacyo Magaalada G/kacyo oo ah Xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa

 

 

Maanta ka socda  Dagaal culus oo u la isu adeegsanayo hubka

 

 

 

Noocyadiisa kala duwan kaasoo u Dhexeeya Ciidamo ka tirsan

 

 

 

Maamulka Puntland iyo Maleeshiyo beeleed isla reer Puntland ah dagaalkan oo saaka biloday ayaa mudo qaboobay ka hor inta uusan mar kale dib u qarxin saacado ka hor dagaalka ayaa bilowday kadib markii ay ciidan Maamulka Puntland ah Xaafada Garsoor ee waqooyiga Gaalkacyo


ka bilaabeen Howl galo baaritaan ah Wariyaasha magaalada ayaa soo sheegaya in hubka

 

Noocyadiisa kala duwan laga maqlayaa dhamaan xaafadaha kala duwan ee mMagaalada

 

taasoo sababtay in ay wiiftada gaareyso meelo ka baxsan goobta dagaalka in kastoo

 

Aan wali la ogen qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaaladan ayaa hadana waxaa

 

La xaqiijiyay dhaawaca taliyihii ciidanka amaanka Puntland ee Gaalkacyo Maxamed

 

Maxamud Caanageel dhinaca kale waxaa saaka lagu arkay meelo ka mid ah

 

Waqooyiga Magaalada ama dhinaca Maamulka Puntland Rag dhalinyaro ah oo Gowracan kuwaasoo la sheegay in ay ka soo jeedaan Gobolada Bay / Bakool

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: