• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Ciidanka DKMG Ka Ah oo Maalintii Labaad Wada Howlgalo Amaanka Lagu Sugayo iyagoona Hub iyo Dadba Soo Qabqabtay +Sawiro


burMuqdisho: Ciidanka DKMG ah ayaa Maalintii labaad wada howlogallo ay

 

 

 

Ku soo qabteen dad qaswadayaal ah iyo Hub fara badan kuwaasoo shalay

 

 

 

Lagu soo bandhigay Magaalada Muqdisho maanta ayay mar kale

 

 

 

Ciidanka dowlada degmada Yaaqshiid ka soo qabteen rag la sheegay in ay haysteen hub ay ku sameynayeen falal amni daro ah gaar ahaan agagaarka Suuqa labaad ee Muqdisho Suuqbacaad oo sida uu saxaafada u sheegay


Taliya ku xigeenka Ciidanka booliiska Soomaaliyeed Jen. C/xakiin Daahir Siciid ay dad ku dheceen 

 

Howlgalada Maanta ka dhacay Degmada yaaqshiid ayaa imaanaya xili saldhigga Degmada

bur

Yaaqshiid laga billaabay howlo Dayac tir iyo dib u howl galin ah dhinaca kale waxaa si xowli ah

DSC09181

Uga socda Xaafadihii ay dhowaan ka baxeen Kooxda Al-shabaab soo noqoshada Dadkii 

IMG_2967

Laba sanadood iyo ka badan hore uga bara-kacay iyadoona dhamaan Degmooyinka

DSC09224

Wardhiigley Hodan Howlwadaag Kaaraan Cabdicasiis iyo Yaaqshiid lagu arkayo dad soo laabanaya iyo kuwo guryahoodii burburay dib u dhisanayo

DSC09188

One Response

  1. wax matare kombuyuutar gadaashiisi ka baatey dhulkas dad ayaa jooga idib u yeelaya ninkastoo afkiisi la aamuusin waayo hal daqiiqo ayey ka aamuusinaya

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: