• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Nabad Sugida TFG oo Markii u Horeysay Ku Guuleystay Qabashada Baabuur Ay Shabaab Ka Soo Buuxiyeen Waxyaabaha Qarxa + Sawiro


dfsMuqdisho: Ciidanka nabad-suggida DKMG ka ah ayaa soo bandhigay

 

 

Gaari laga soo buuxiayay walxaha Qarxa oo ay kooxda Al-shabaab la

 

 

 

Damacsanaayeen bar-tilmaameedyo Muhiim ah gaar ahaan wadada isku-

 

 

Xirta KM-4 ilaa Airporka aadan Cade Taliska Ciidanka Nabad-suggida Gobolka Banaadir oo fuliyay howlgalkii shalay galab lagu qabtay baabuurkan ayaa sheegay in uu jiro baabuur kale oo ka fakaday Ciidanka Nabad-sugida kaasoo ay laba ruux saarnaayeen


Ciidanka Nabad-sugida Xukuumada KMG ka ah ayaa sheegay in ay ka war hayaan qorshooyin

1

Ay Shabaab ku doonayaan  in ay qaraxyo kula beegsadaan Wufuuda Maalmahan iska soo

Daba dhaceysa ee soo gaareysa Magaalada Muqdisho waa markii u horeysay ee ay Ciidanka

PIC_0026

Dowlada KMG ka ah ku guuleystaan in ay qabtaan Baabuurta u raran Shabaab ee Ay Marar badan

Ku wax yeeleen Shacab aan waxba galabsan gaar ahaan kuwa u dhaca sida ay Hada

PIC_00361

Damacsanaayeen oo ah in baabuur wadada Maraeysa lala beegsado baabuurkan Miineysnaa taasoo sababi laheyd in Gawaari Rayid ah la Xasuuqmaan

dfs

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: