• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

R/wasaare Gaas oo Safarkiisii u Horeeyay Maanta Garowe Ku Tagay iyo Warar Sheegaya in uu Gogol Xaar u Yahay Wafdi uu Madaxweyne Shariif Hogaaminayo oo Dhowaan Ku Fool Leh Puntland


gaas-garowe_8GAROWE: – Ra’isulwasaaraha Xukuumada KMG k ah ee Soomaaliya

 

Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas Ayaa maanta laba bilood kadib

 

 

Qabashadiisii Xilka R/wasaarenimo Waxa uu Socdaal ku tagay

 

 

Deegaanada uu kasoo jeedo ee Puntland Wafdiga R/wasaaraha oo waday diyaarad gaas ah ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Garowe ku soo dhoweeyay Mas,uuliyiinta Maamulka Puntland oo uu hor kacayay C/raxmaan Faroole

Odayaal dhaqameed badan iyo xubno ka tirsan Maamulka Puntland Booqashadan ayaa ah

Tii u horeysay ee uu R/wasaare Soomaaliyeed ku tago Magaala Madaxda Gobolada Puntland 

Marka laga reebo R/wasaare geedi oo mar u tagay Meelo ka mid ah goboladaas si uu tababaro ugu soo xiro

Baliis Carmo ku dhameystay tababar iyo R/wasaare Cumar Cabdi rashiid oo isna ka soo laabtay

Magaalada G/kacyo dhianaca kale wafdiga R/wasaaraha ayay warar sheegayaan in uu gogol xaar u yahay

Wafdi uu Madaxweyne Shariif hogaamin doono kaasoo isna laga yaabo in maalmaha soo socda

uu gaaro isla Magaalada Garowe  si ay u bilaabaan wadahadalo dhex mara  Xukuumda KMG ka ah iyo

Maamul goboleedka Puntladn oo maalmo ka hor intii aanay Shabaab ka bixin Magaalada Muqdisho

isu arkayay Awooda kaliya ee Soomaaliya matali karta  hadase waxaa muuqata in Riyadii Faroole ee aheyd

Garowe kaliyaa Nabad ka jirtaa ee Shirarka iyo dhamaan Hey,addaha Xukuumda KMG ka ah ha loo soo raro Garowe 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: