• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Maamulka Gobalka Banaadir oo Maanta kulamo la qaatay Ganacsata Muqdisho Ayaa Ku Dhawaaqay in Ay dib u Fureen Suuq Bacaad


tarsanMuqdisho: Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Nuur Tarsan iyo

 

 

 

Mas,uuliyiin ka socotay isla Maamulka Banaadir ayaa maanta la kulmay

 

 

 

Ganacsatada Suuqyada gobolka Banaandir gaar ahaan suuqa labaad ee

 

 

Magaalada Muqdisho oo ah Suuq Bacaad Kulanka ay maanta yeesheen ganacsatada iyo Maamulka Banaadir ayaa ka dhacay isla Suuq Bacaado oo mudo dheer ay ka talinayeen


kooxdii jabtay ee Al-shabaab waxaana la filayaa maalmahan in la furi doono Suuqa koowaad ee

 

Bakaaraha oo isna u xirnaa dagaaladii u dambeeyay ee Muqdisho ka dhacay afartii bilood ee la soo dhaafay .

 

Dhinaca kale maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa magaalada ka socday Nadaafad

 

Ay dadka Xaafadaha ka wadeen degmooyin ka tirsan Muqdisho iyo wadooyin mudo dheer xirnaa oo dib loo furay

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: