• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Iran oo Maanta Muqdisho Yimid


ali-akbar-salehiMuqdisho : iyadoo ay Maalmihii la soo Dhaafay Muqdisho ku soo qulqulayeen

 

Wufuud Caalami ah ayaa waxaa Maanta Garoonka diyaaradaha Aadan-

 

 

Cadde ka soo dagay Wafdi ka socday Jamhuuriyadda Iran oo uu hor kacayay

 

 

Wasiirkooda arrimaha dibadda Ali Akbar Salehi. Wafdiga ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde  kusoo dhoweeyey wasiiro ka  tirsan Xukuumada KMG ka ah Somalia Safaraka Cali Akbar Saalixi  ayaa imaanaya maalmo un kadib safaradii ay Muqdisho ku yimaadeen

Madaxweynaha Djibbuti Cis,Cumar Gelle iyo R/wasaaraha Turkiga Erdogan Sheekha

 

Dhaxal Sugaha Ka Ah Imaraat ka Madaxa Midowga Afrika Ping iyo waliba Wasiir ka socday

 

Xukuumada Britian Arimahan oo dhan ayaa ku dhacay wax ka yar Sadax Asbuuc oo Ay

 

Shabaab ka Maqnaayeen Magaalada Muqdisho taasna waxay Muujinaysaa Sida ay Caqabad

 

ugu ahaayeen Nabada Muqdisho iyo Horumarka Dowladeed ee Shacab Soomaaliya 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: