• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Wafdi uu Madaxweyne Shariif Hogaaminayo oo Markii u Horeysay Tikidho Goostay Shacabkana La Raacay JUBA AIRWAYS


Sh_Shariif1-1-Muqdisho: Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya iyo wafdi uu

 

Hogaaminayay ayaa maanta u duulay Dalka isutaga Imaaraatka Carabta

 

 

Safarka madaxweynaha iyo wafdigiisa Ayaa si weyn la isula dhex maray

 

 

 

Kadib markii uu wafdiga Madaxweynaha ay maanta ku safreen diyaarad Caadi ah oo ay Shacabka Muqdisho u raacayeen Magaalada Dubai ee Emarat Madaxweyne Shariif oo lagu tiriyo in uu Yahay Siyaasiga Soomaaliya oo dhan ugu Safarka badan ayaa hadana


Waxa uu ku caan baxay in uu mar kasta diyaarad gaar ah u qaato safaradiisa iyadoo

waliba ay maalmihii la soo dhaafay shaacday in uu iibsaday Diyaarad yar oo u gaar ah

Madaxtooyada taasoo ay Calaamada soomaaliya ku buufsan tahay in kastoo ay jiraan

Warar sheegaya in ay Ijaar tahay balse aanay aheyn mid la soo iibiyay Maadaama aanay

Soomaaliya Xiligan laheyn Meelo diyaaradaha lagu dayactiro iyo Pilotoyaal hada Shaqeeya

Si kastaba ha ahaatee arinka ay maanta sameeyeen wafdiga Madaxweynaha ayaa


Soo dhoweyn mudan maadaama ay horeba dadyow kale ula raaci jireen diyaaradaha Safarada dhaadheer gala markay aadaayaan gaar ahaan wadamada Qaarada afrika ka baxsan  

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: