• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida oo Gacan-ku-Dhiiglayaal Xukuntay balse Kuma Jirin Kuwii Ka Dambeeyay dhacdadii Kaamka Badbaado


toogashoMUQDISHO: – Maxkamada Ciidanka Qalabka sida ee Dowlada KMG

 

Ah ayaa maanta dilal ku fulisay laba Askari oo ka tirsan Ciidamada 

 

 

 

Dowlada kuwaasoo uu hore ugu ugu dhacay Xukun dil labadan askari ayaa

 

 

Ku Eedeysnaa dilal ay ka dhex geysteen Gudaha Ciidanka dowlada dhexdooda ah Askartaan oo lagu toogtay baraxada Dugsiga tababarka Booliska Scuola Polizia oo ku yaala degmada Xamar Jajab ayay fulinitii Xukunkan ka soo qeyb galeen


Saraakiil sar sare oo ciidamada dowlada ka tirsan iyo dadweyne farabadan, ayaa waxaa fuliyey

 

Ciidamo gaar ah oo ka tirsan dowlada. Gudoomiyaha Maxkmada Ciidanka Qalabka Sida,

 

Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa goobta ka aqriyey qodobadii loo cuskaday

 

Xukunkan dilka ah iyo cadeymaha loo helay dambigan labadan nin ee la toogta ayaa lagu kala

 

Magacaabi jiray C/lahi Jiinoow Guure iyo Sankuus Cabdi dhinaca kale waxay dad badan is weydiinayaan

 

Askartan maalin walba la sheego in ay Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida Xukunta ma  maraan

 

Qaab Cadaaladeed kaasoo ah in uu Xukunka wada qabto kan Xooga leh iyo kan Daciifka ah kan

 

Cid u dooda haysta iyo kan aan la daba socon waxaa la wada ogyahay laba dhacdo oo xanuun badneynd

 

Kuwaasoo dhowrkii bilood ee la soo dhaafay ay Ciidan dowlada ka tirsan dad rayid ah iyo

 

Ciidan kaleba ku Xasuuqeen Sida tii dhor bilood ka hor xiligii Faraajo ka dhacday

 

Banaanka isbital Banaadir ee ay ciidamo dowlada ka tirsan ku laayeen dada fara badan

 

Xili ay iyaga is rasaaseynayeen iyo tii u dambeysay ee xerada dbaado ka dhacday bilowgii bishan   taasoo Barakacayaal baahan dhac iyo dil la iskugugu daray dhamaana cid loo xukmay ma jirto

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: