• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Fannaanka Soomaaliyeed Ee Caanka ee Keynaan Cabdi Warsame Ayaa Maanta Muqdisho Soo Gaaray


Muqdisho: Fanaanka Caanka ah ee Soomaaliyeed Keynaan Cabdi-

 

Warsame oo maanta Muqdisho soo Gaaray ayaa booqday qaar ka mid ah

 

 

Isbitaalada Magaalada Muqdisho Keynaan ayaa ka mid noqday Wufuuda

 

Maalin kasta  booqanaya in ay yimaadaan  Keynaan ayaa Sheegay in uu Dhaqaale Jeebkiisa ah ku Bixiyay Isbitaalka Banaadir uuna Sameyn Doono ( Fundraising ) ama dhaqaale aruurin isagoo isticmaalaya Magaciisa iyo Asxaabtiisa


Keynaan oo aan Magac weyn ku laheyn Fanka Soomaaliyeed iyo kan aduunkaba

ayaa waxaa mar kaliya shanta Qaaradood Magaciisa gaarsiiyay Heesti Wavin’ Flag ee uu

ka qaaday  furitaankii  koobka aduunka ee sanadii la soo dhaafay ka dhacay South Africa

Keynaan ayaa Magac weyn ku leh Aduunka balse laga yaabaa in dadka soomaaliyeed

Qaar ayba is dhahaan Muxuu sheegayaa iyadoona maalin dhoweyd ay islaan heesaa ah

Muqdisho timid kulamana la qaadatay Xataa R/wasaaraha halka aan maanta Keynaan loo sameynin wax ka balan dadka caadiga ah ee soomaaliyeed

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: