• RSS Somali VOA

    • Cirro: Natiijada ma Aqbalayno, waayo Doorashadii Waa Lagu Shubtay November 20, 2017
      Musharraxa madaxtinimada xisbiga Waddani ee Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro ayaa maanta ku dhawaaqay in aysan aqbali doonin natiijada doorashadii madaxtinimada ee 13-ki bishan November ka dhacday Somaliland.
    • Rabshado ka billowday dalka Kenya November 20, 2017
      Rabashado xoogan ayaa ka billowdey deegaanka Kisumu oo ah halka uu kasoo jeedo hoggaamiyaha mucaaradka dalka Kenya Raila Odinga.
    • Jabuuti oo lacag ugu deeqday dhibanayaasha qaraxii Zoobe November 20, 2017
      Dowladda iyo shacabka Jabuuti ayaa ka si deg deg ah uga soo jawaabay u gargaarida dadka ay waxyeelada kasoo gaartey qaraxii 14-biishii October ay magaalada Muqdisho boqolaalka qof ugu dhinteen Zoobe. Hore dowlada Jabuuti ayaa usoo dirtey Muqdisho dhaqaatiir iyo dawooyin caafmaad, hanta waxaana lacag dhan 1 Malyan oo dollar ugu deeqay dadka ay waxyeelada soo […]
    • Dhageyso Wararki Ugu Danbeeyay ee Ciyaaraha November 20, 2017
      Xalay iyo shalay galab waxaa dhacay ciyaaro xiisa leh oo ka tirsan qaar ka mid ah horyaalada Yurub. Wararki ugu Danbeeyay waxaa noo haya, wariyaheena Maxamud Mascadde.
    • Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay doorashadii Somaliland November 20, 2017
      Musharaxa madaxweynaha ee Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa maanta ka hadlay cabashooyinka iyo rabshadaha ka dhashay doorashii Somaliland.
    • Benevento oo Noqotay Kooxda Ugu Guuldarrada Badan Yurub November 20, 2017
      Kooxda Benevento ee dalka Talyaaniga ayaa jabisay diiwaan horay ugu yaallay naadiga Manchester United, kaasoo ahaa in laga wada badiyay dhamaan 13-ki kulan ee ugu hoorreeyay ee ay ka ciyaartay horyaalka Sere A.
    • Dibadbaxyo ka dhacay magaalada Boosaaso November 20, 2017
      Magaalada Boosaaso waxaa shalay iyo maanta ka dhacay mudaaharaad ay oogayeen haweenka haysta ganacsiga yaryar, kuwaas oo ka cabanaya xaaladda cakiran ee ka taagan dekadda Boosaaso oo hadda si ku meel gaar ah u shaqeysa kadib heshiis ay gaareen mas’uuliyiinta Dekedda iyo ganacsatada. Wariyheenna Yuusuf Maxamuud Yuusuf ayaa warbixintan ka soo diray magaalada B […]
    • Mugabe oo wajahaya xil ka qaadis isaga oo diiday inuu iscasilo November 20, 2017
      Hoggaamiyaha muddada fog ee dalka Zimbabwe, Robert Mugabe ayaa iska dhego tiray waqtigii loo qaabtay ee ahaa inuu 12-ka duhurnimo ee maanta xilka ka dego ama uu wajaho xil ka qaadis.
    • Maxkamadda sare ee Kenya oo ayiday doorashadii Kenyatta November 20, 2017
      Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa sharciyeysay doorashadii bishii October ee madaxweyne Uhuru Kenyatta, oo ku guuleystay 98% kadib markii mucaaradka ay qaadaceen.
    • Buur Hakaba oo ceelal iyo garoon diyaaradeed loo sameynayo November 20, 2017
      Degmada Buur Hakaba ee gobolka Baay oo ka mid ah degmooyinka qadiimiga ah ee Soomaaliya ayaa in muddo ahba waxaa ka taagnaa mushkilad dhinaca biyaha ah. Haatan magaalada waxaa ka socda qodista ceelal biyoodyo iyo dhismaha garoon dayuuradeed oo markii ugu horeysay taariikhda ay magaalada yeelaneyso. Wariyeheenna Sahra Cabdi Axmed ayaa arrimahan iyo howlgallo […]
    • Mugabe oo Xilkii Madaxa Xisbiga Laga Qaaday November 19, 2017
      Kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Harare ee caasimadda Zimbabwe ayay xubnaha xisbiga haya talada Zimbabwe kusoo af jareen ku dhawaad 40 sano oo uu madaxweyne Robert Mugabe soo hogaaminayay xisbiga ZANU-PF.
    • Qoyska: Dawladdu ha soo deyso Qalbi-dhagax November 19, 2017
      Maryan Cabdi Maxamed oo ka mid ah xaasaska Qalbi-Dhagax iyo Fartuun oo ah gabar uu dhalay ayaa soo dhaweeyey go'aankii Baarlamaanka Somali, waxayna sheegeen in Dawladda Federaalku ay ka daba tagto oo ay soo deyso Qalbi-dhagax
    • Wicitaanka: Shariif Xasan Sheekh Aadan November 19, 2017
      Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Madaxweynaha Koonfur-galbeed Somalia, Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka jawaabaya su'aalaha qaar ka mid ah dhageystayaasha Idaacadda VOA
    • Dhageyso natiijooyinki kulamadii dhacay November 19, 2017
      Ku soo dhawaada xubinta ciyaaraha oo aan diiradda ku saareyno kulamadii xiisaha lahaa ee dhacay shalay iyo kuwa maanta dhacaya. Si gaar ahaneed ayaan u falan qeyn doonna kulankii Real Madrid iyo Atletico Madrid. Jamaal Axmed Cismaan ayaa soo jeedinaya.
    • Masar: Biyaha Nile-ka Lama Taaban Karo November 19, 2017
      Madaxweynaha dalka Masar Cabdifitaax al-Siisi ayaa sheegay in biyaha wabiga Nile-ku ay Masar uga dhigan yihiin geeri iyo nolol, isla markaana aan la taaban karin, isaga oo ka hadlayey biyo xireenka ay Ethiopia dhawaan sameysay
    • Golaha Shacabka: Dhiibistii Qalbi Dhagax Sharcidarro ayay Ahayd. November 18, 2017
      Golaha Shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta sharcidarro ku tilmaamay in Somalia ay Ethiopia u dhiibto Cabdikariim Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax) oo ka tirsanaa saraakiisha ururka ONLF.
    • Dhageyso Dhacdooyinka Toddobaadka November 18, 2017
      Ku soo dhawaada dhageysatayaal barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka. Toddobaadkan waxaan diiradda ku saareynaa doorashooyinki Somaliland ka dhacay iyo xaaladda dalka Zimbabwe. Jamaal Axmed Cismaan ayaa soo jeedinaya.
    • Suuq Addoonsi oo ka furmay Libya November 18, 2017
      Ururka Midowga Africa ayaa Jimcihii shalay ugu baaqay Masuuliyiinta Libya inay baaris ku sameeyaan – suuqyo adoonsi oo la sheegay in Muhaajiriinta Madowga ah  lagu kala iibsado
    • Dibad-baxyo ka dhacay Zimbabwe November 18, 2017
      Kumanaan taageerayaal ah oo xamaasadeysan ayaa maanta socod ku Maray jidadka magaalada haraare
    • Barnaamijka Cawayska November 18, 2017
      Barnaamijka Caweyska Washington ee todobaadkan waxaa ku jira qodobbo kala duwan oo aad u xiisa badan, waxaana soo jeedinaysa Sahra Ciidle Nuur.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Wararkii u Dambeeyay Ee Booqashada R/wasaaraha Turkiga Ordogan iyo Wafdigiisa Ay Ku Marayaan Muqdisho ( +Sawiro Badan )


Somalia TurkeyMUQDISHO: –Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho

oo uu Saaka soo gaaray Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo

R/wasaaraha Turkiga Rajab Tayyep Erdogan ayna ka Mid

Ahaayeen Wasiiro Turkish ah oo ka mid ahaayeen Caafimaadka Arrimaha Dibada iyo Xaasaska Wasiirada qaar ka mid ah Caruurta Erdogan iyo Xaaska R/wasaaraha  wararkan ayaa sheegaya in Wafdiga R/wasaare Ordogan uu booqasho ku maray goobo ay ka mid yihiin

Xerooyinka ay Muqdisho kaga sugan yihiin Barakacayaasha gaar ahaan Xerooyinka Sayidka Rajo Badbaado 1 Badbaado 2 oo ay Hey,addo iyo

Dhaqaatiir Turki ah ka howlgalaan iyo waliba qaar ka mid ah Isbitaalada Muqdisho iyadoona inta badan Saxaafada loo diiday in ay TURCHIA_-_Erdogan

ku dhowaadaan wafdiga iyo meelaha ay joogaan ayaa hadana dhinaca kale wasiirka warfaafinta boostada iyo-

isgaarsiinta dowlada KMG Soomaaliya oo goor dhaw saxaafada la hadlay ayaa ka warbxiiyey

erdogan_rajo3-640x419

sida loo soo dhaweeyey wafdiga R/wasaaraha Turkiga.isagoona sheegay in soo dhoweynta

wafdiga ay u dhacday si taariikhi ah ugu dambeyna wafdiga turkiga ayaa noqonaya

erdoga_rajo2

kii ugu weynaa labaatankii sano ee la soo dhaafay Hadii Madaxweyne Geelle oo derisnimo iyo

15186

walaalnimo ka sokow dowlada kmg ka ah xiriir hoose la leh laga reebo wafdiga Erdogan ayaan wali la ogeyn mudada ay joogi doonaan Muqdisho

Halkan Ka Daawo Booqashadii Erdogan oo Video Ah:-

Somalia TurkeySomalia Turkey15181BASBAKAN ERDOGAN SOMALI'DE  BASBAKAN ERDOGAN SOMALI'DE  erdogan_rajo3-640x419

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: