• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Ururka Wadamada ISlaamka Ayuu Maanta Shir Abaarta Somaliya Ku Saabsan Uga Furmay Wadanka Turkiga


oic20logoIstanbul : Shir ay qaban qaabisay Dowlada Turkiga ayna iskugu iman

 

 

Doonaan Wasiirada arrimaha dibbada Ee 57da Konton iyo Todobada

 

 

Dowladood ee ka tirsan Wadamada ururka islaamka  OIC ayaa

 

 

Maanta ka furmaya Magaalada shirkan oo maanta soo gaba gaboobi doona ayaa waxaa looga hadli doonaa abaaraha Somaliya iyo sidii ay wadamada Islaamka u gargaari lahaayeen Soomaalida baahan iyadoona la filayo in maalinta bari ah uu Caasimada wadanka Somaliya yimaado R/wasaaraha Dalka Turkiga


Ordagan kaasoo ay la socdaan Wasiiro iyo Xaasaskooda si ay indhaha Caalamka u

Soo jeediyaan Booqashadan oo noqon doonta Mid Taariikhda gasha ayaa la aamin san yahay

in ay soo dadajisay Booqashadii uu shalay Madaxweyne Gelle ku yimid Xamar taasoo

ay dad badan Aaminsan yihiin in ay aheyd kala hordhac booqashada Ordagan ugu dambeyna

shirka maanta ka dhacaya Istanbul ayaa waxaa ka qeyb galaya Wafdi uu hogaaminayo

 

Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed wasiiro iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: