• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Muqdisho oo Ay Ku Soo Qulqulayaan Wufuud Caalami Ah Maxaa isbadalay ??? Daawo Airporka Muqdisho Sawiro Xusuus Leh )


1620Muqdisho: Kadib markii ay Ciidanka dowlada iyo Kuwa AMISOM

 

 

 

isku Fidiyeen Magaalada Muqdisho ayaa waxaa  shaacay in ay

 

 

 

Muqdisho Noqotay meel la isku haleyn karo oo ay Madax Caalami ah

 

 

 

Tagi Karaan si gaar ahna  markii uu Shalay tagay Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynihii u horeeayay ee Roog Guduudan loo dhigo Salaan Sharafna Ciidan Soomaaliyeed ka qaato kaasoo ahaa 


Madaxweyne Gellaha Djibuti ayaa waxaa jabay Darbigii u dhexeeyay Muqdisho iyo Madaxda Caalamka

 

Maantana waxaa magaalada yimid wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Iskaashiga & Horumarinta Caalamiga ah

 

Ee Dalka Britian Andrew Mitchell oo isna noqday Mas,uulkii ugu  Darajada Sareeyay

 

Ee ilaa hada ka yimaada dalalka Midowga yurub gaar ahaana UK Beri waxaa la filayaa

 

Wafdi uu Hogaaminayo R/wasaaraha Turkiga Rajab  Tayyip Erdogan  & Xaaskiisa

 

Wasiirka Arrimaha Dibbada  davut oglu iyo Xaaskiisa iyo wasiiro kale oo Dowlada Turkiga ah

 

waxaa kaloo isna Maalmaha soo socda la filayaa Wasiirka Arrimaha Dibadda Iiraan Cali Akbar iyo

 

Wafdi uu Hogaaminayo waxaana lagaa yaabaa in ay dhowaan madax Carbeed oo waaweyn

 

Wadanka yimaadaan  arintan ayaa ka dhigan in ay Muqdisho ka gudubtay xukunkii Hogaamiye Kooxeedka iyo

 

Kii ay dad gaar ah isu maleynayeen in ay iyaga u gooni tahay waxayna u socotaa Caasimad ka mid ah

 

Caasiamadaha Aduunyada gaar ahaan Afrikaanka dhianaca kalena waxay rajo beel ku riday

 

Maamulada Puntland iyo Somaliland oo iyaga Aaminsanaa in ay iyaga kaliya Somaliya ka noqon karaan

 

Cida Amaanka ah ee lala tashto iyadoona uu Faroolaha Puntland Mudooyinkii dambe u dagaalamayay in

 

Magaalada Garowe loo wareejiyo Howlaha Caasimada Soomaaliya Xamarna aanay Aheyn Magaalo ictibaar leh

SOMALI-AIRLINES

Airporka Muqdisho Ayaa shan Sanadood Ka Hor Sidan ahaa Xiligii Hogaamiye Kooxeedkagegada_muq Xiligii Ay Midowgii ‘Maxkamadaha La Wareegeen Shan sano Ka Hor Ayaa Mar kale Dib Loo Dayac tirayairport Dhowr Bilood Kadibna Waxaa Wadanka Qabsaday Ciidankii Ethiopia

TaangiAirport

Xiligii Dowladii Cabullaahi Yusuf 2007 di oo Airporkana Loogu Magac daray Aadan Cadde airport

garoonka-muqdisho-300x225

Madaxweyne Gelle oo Labaatan Sano Kadib  Noqday Madaxweynihii u Horeeyay Ee Salaan Sharaf Roog Gaduudan Ku Qaata Airporka Muqdisho

1620

Sanad ka Horna Waxaa Si Toos Ah Maamulka Airporka Loogu Wareejiyay Shirkad Caalami Ah oo La Yiraahdo SKAI

mog-airport%20(11)

mog-airport%20(6)mog-airport%20(10)

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: