• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

War-Saxaafadeed Safarkii Madaxweyne Shariif Ku Tagay Caasimada Dalka Brundi Ee Bujumbura


3Muqdisho : Wafdi oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha

 

 

 

Soomaaliya Mudane Shariif Sh. Axmed ayaa shalay si diiran loogu

 

 

 

Soo dhaweeyay magaala-madaxda Waddanka Burundi ee Bujumbura.

 

 

 

Madaxweynuha dalka Burundi Mudane Pierre Nkurunziza ayaa gurigiisa ku qaabilay Madaxweynaha Soomaliya Mudane Sharif Sh. Axmed iyo waftigiisa. Kadib markii uu dhamaaday shir ay ka qayb galeen masuuliyiin sar-sare oo ka socda labada wadan ayaa waxaa shir gaar ah yeeshay labada Madaxweyne.


3

Shirkaan ayaa looga hadlay arrimo badan oo ay ka mid ahayeen horumarkii laga gaaray dhanka amniga siiba magaalada Muqdisho, abaaraha ba’an ee ka jira dalka,

 

La dagaalanka Al-Shabaab/Al-Qaeda iyo sidii loo xoojin lahaa xirriirka iyo Caalaqaadka labada wadan. dhanka kale, Madaxweynaha Soomalia Mudane Sharif Sh. Axmed

2

Ayaa waydiistay dhiigiisa Burundi in uu ka taageero dowladiisa sidii ay ugu biiri lahayd East African Community. Madaxweynaha Burundi oo ka jawaabaya Codsigaas

 

Ayaa balan-qaaday in dowladiisu ay u olo-oleyn doonto Soomaliya.Madxweynaha Burundi ayaa uga mahad-celiyay Madaxweynaha Soomalia horumarkii ay dowladiisu

4

Ka gaartay dhanka amniga iyo siyaasada bilihii la soo dhaafay, Si doo kale Maxweynaha Soomaliya ayaa uga mahad-celiyay Madaxweynaha Burundi, xukuumada iyo

 

Shacabkiisa sida hagarla’aanta ah oo ay u taageereen wallalahood Soomalia. Madaxweynaha ayaa sidoo kale uga tacsiyeeyay xukuumada iyo shacabka Burundi

 

Askartoodii ku dhimatay ama ku dhaawacantay dagaaladii lagu xoreynayay shacabka Soomaliya. Waftiga Maxweynaha ayaa waxaa ka mid ahaa Wasiirka Arrimaha Dibada, Wasiirka Ganacsiga iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir.

DHAMAAD –

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: