• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Ugandha oo Si Dag dag ah Muqdisho ugu Soo Diraysa Laba Kun oo Ciidan Dheeri Ah iyo Madaxweyne Afwerki oo Kampala Ku Wajahan


ugandhaaKampala : Madaxweynaha Uganda Yuweri Museveni ayaa ku

 

 

 

dhawaaqay  in uu si dag dag ah Muqdisho ugu soo dirayo 2,000 oo

 

 

 

Askari oo hor leh kuwaasoo ku biiri doona ciidanka Amisom ee ku sugan

 

 

Magaalada Muqdisho si ay u buuxiyaan goobihii ay dhowaan Shabaabka ka carareen Uganda ayaa hayska hogaanka hawlgalada Sagaalka Kun ee askari ee Ciidanka Amisom  Muqdisho ka joogaa Maadaama ay iyada tahay Awooda ugu badan ee ciidan dhinaca siyaasadana waxay u Muuqataa in Ugandha


loo wada daba fariistay Arimaha Soomaaliya gaar wadamadii Bariga Afrika ee Mudada

 

ku lugta lahaa Soomaaliya maalmaha  Soo socdana waxaa  la filyaa in Madaxweynaha

 

Eritrea Isayas Afwerki uu wadankaas gaaro si uu cudur daar uga bixiyo intii uu Taageero siiyay

 

Maleeshiyaadkii ka soo horjeeday Ciidanka AMISOM Afwerki ayaa laba sano ka hor

 

Ugandha ku handadji jiray in ay Ciidanka Muqdisho kala baxdo hadii kale uusan isaga

 

Mas,uul ka aheyn waxa ku dhaca Ciidankan Cusub  ee  2,000- Da kun ah ayaa ka Dhigi

 

Doonta  tirada guud ee ciidanka AMISOM Muqdisho ka jooga wax ka badan 11,000 oo

 

Askari iyadoona la sheegayo in ay Dowlada Djibutina Maalmaha soo socda soo diri doonto _Batilion Ciidan ah

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: