• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Dabaaldegyo Muqdisho Ka Socda Kadib Marii Ay Xalay Shabaab Ka Baxeen Dhamaan Magaalada Muqdisho


al-Shabaab-Muqdisho: Dadka Magaalada Muqdisho Ayaa Maanta Ku soo 

 

 

 

 

Toosay Maalin ka gedisan maalmihii iyo Bilihii la soo Dhaafay kadib markii ay 

 

 

 

Xalay magaalada Baneeyeen kooxdii Al-shabaab oo iyagu Sadaxdii Sano 

 

 

 

Ee la soo dhaafay Magaalada Muqdisho ka waday  dagaalo lagu hoobtay gaar ahaana bshan Ramadan oo ay dadka ku afurin jireen Dagaalo iyo qaraxyo iyagoona ku andacoon jiray in ay Bisha Ramadan ku wanaagsan tahay Jihaadka

Dhinaca kale Jabkan Al-shabaab ayaa dagaalada lixdii bilood ee la Soo dhaafay ka sokow waxay

 

dad badan qabaan ama u tiirinayaan in Burburkan uu soo dadajiyay qilaaf xoogan oo ka dhex jira

 

Madaxda kooxdan Hogaaminaysay oo mudooyinkii dambe banaanka u soo baxayeen

 

Khilaafaadkooda iyadoo dhinaca kalena ay wax weyn u dhimeen qalalaasaha ka jira

 

Wadamada Libya iyo Yemen oo la aaminsan yahay in ay Shabaabku Faa,ido badan ku qabeen

 

wararkii u dambeeyay ayaa sheegaysa in maleeshiyaadkii shabaab kuwii u dambeeyay ay

 

Dhaafeen Ceelasha biyaha taasoo Macnaheedu yahay in dadkii Muqdiho ka barakacay ee Ceelasha biyahana ay soo noqon karaan   

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: