• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida Ee Xukuumada KMG Ka Ah oo Maanta Xukunkii Ugu Dheeree Ku Riday Askar Mopile Dhacday


MaxkamadMuqdisho : Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Xukuumada KMG ka ah

 

 

 

Ayaa maanta xukun min shan Sanadood oo Xabsi ah ku riday C/kariin Daahir iyo

 

 

 

Maxamed Cali Nuur oo ka tirsamaa Ciidanka dowlada kuwaasoo sida la

 

 

 

Sheegay dhac u geystay dukaan ku yaalay Xaafada Ex kontrool Afgooye labadan askari ayaa lagu soo eedeeyay in ay dukaanka ka dhaceen hal Mopile phone iyo laba Caagadood oo Saliid ah  Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida


Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab” ayaa ku dhawaaqay xukunka askartan

 

kadib markii la dhageeystay marqaatiyaal ku cadeeyay dambiga ay galeen

 

Askartan iyadoona dhinaca kale ay goob joog aheyd Haweeneydii laheyd dukaanka

 

Alaabta laga dhacay Maxkamada Ciidanka Qalabka sida ayaa baryahan dambe

 

Waday howlo adag oo laga dareemay Muqdisho amaankana wax weyn ka badalay

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: