• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Maleeshiyada Shabaab oo Markii u Horeysay Mudo Dhowr Sano Ah Laga Qabsaday Suuqa Weyn Ee Bakaara iyo Dadweynaha oo Su,aalo isweydiinaya


BakaaraMuqdisho: Dagaalo maalintii Sedaxaad ka socday Magaalada

 

 

Muqdisho ayay Ciidanka dowlada iyo kuwa AMISOM u suura gashay

 

in ay isku fidiyaan ayna la Wareegaan inta badan deeganadii

 

ay dagaalada ka socdeen labadii Sano ee la soo dhaafay gaar ahaan Meelihii ay ku xooganaayeen kooxda al shabaab dagaalada Socday maalmahan ayay dadka reer Muqdisho ku qiimeeyeen in Awoodii al-shabaab burburtay dagaalkan ka hor taasoo lagu sababeynayo waxyaabo kala duwan oo ay ka mid yihiin khilaaf dhexdooda ah dambiyadii ay shacabka ka galayeen iyo


tabar daro ku sii badanaysay kooxdan tan iyo qalalaasihii dalalka Yemen iyo Libya oo

La aaminsan yahay in ay kooxda ka heli jirtay gacan dhaqaale dagaalada ay Ciidanka

Dowlada iyo kuwa AMISOM kula wareegeen dhulkaas balaaran ayaa aad uga yaraa

Dagaaladii hore uga dhici jiray Magaalada Muqdisho kuwaasoo ay Al-shabaabna Si Miyir

La,aan ah iskaga difaaci jireen Maantana Maxkamada Ciidanka Qalabka sida ayaa Guddaha

Suuqa Bakaara Xarun ka furatay  wararkana waxay sheegayaan in aanay Shabaab u

 

Diyaar aheyn in ay difaacaan Dayniile iyo Huriwaa hadiiba la helo Ciidan diyaar u ah la dagaalankooda

MuungaabBakaara

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: