• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Madaxweyne Shariif oo Maanta Booqday Dhaawacyada Ciidanka Dowlada KMG Ka Ah Ee Ku Jira Isbitaalka AMISOM oo Ku Yaala Xerada Xalane


sharif-xalaneMuqdisho: Madaxweynaha dowlada KMG ah Sh Shariif Sh Axmad iyo

Taliyaha Guud ee Ciidanka Soomaaliya Gen: C/qadir Sh C ayaa maanta

 

Booqday Isbitaalka Xalane qeybta ay Ku jiraan dhaawacyada Ciidanka

 

 

Dowlada KMG ka ah  Madaxweyne Shariif  iyo wafdigiisa ayaa soo kormeeray dhaawacyo kala duwan oo ka tirsan Ciidanka dowlada kuwaasoo iskugu jira dhaawacyo cusub oo dagaalada hada socda ku soo dhaawacmay iyo kuwo hore u dhaawacnaa intaas kadib


Ayuu madaxweynaha warbixino ka dhageystay Saraakiil Ciidanka AMISOM ka tirsan iyo

Shariif

Dhaqaatiir Soomaaliyeed oo ka howl gala Isbitaalka Xalane  dhinaca kale Madaxweynaha

Ayaa intii uu halkaasi ku sugnaa waxa uu Lacgo Malaayiin Shilin Soomaali ah u Qaybiyay

sharif-xalane

Askarta dowlada KMG Soomaaliya ee dhaawacyada qabay gaar ahaan kuwii ku soo wax yeeloobay dagaaladii u dambeeyay ee Muqdisho ka socday 

sharif-xalane 2

booqday-Xalane-

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: