• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Farmaajo oo Kulamo La Leh Xildhibaanada Muqdisho Jooga Kadib Markii uu Shalay Ka Soo Horjeestay Heshiiskii Kampala


FarmaajoMuqdisho: Maxamad C/llaahi Farmaajo R/wasaaraha Xukuumada

 

KMG ah oo Maalinti shalay aheyd Ku dhawaaqay in uusan u

 

 

 

Hogaansami doonin Heshiiskii ay Labada Shariif ku soo saxiixeen

 

 

 

Magaalada Kampala inta laga horgeynayo gollaha Baarlamaanka ayaa maanta bilaabay kulamo uu la qaadanayo Xildhibaanada Muqdisho ku sugan tirada Xildhibaanada ah ee maanta la kulantay R/wasaaraha ayaa lagu sheegay in ay ka badnaayeen


Boqol Xildhibaan kuwaasoo la aaminsan yahay in ay ka wada hadleen waxyaabihii

ka soo baxay Shirkii Kampala iyo waxa ay Xildhibaanada ka yeeli doonaan hadiiba

Baarlamaanka la horkeeno qodobadii ka soo baxay Ra,iisul wasaaraha ayaa intii

Ay socdeen kulamadii maanta waxa uu Xildhibaanada ka codsaday in ay is

Cafiyaan hadiiba ay jiraan wax isaga xagiisa laga tabanayo isagoona yiri qof aan

Qaldameynin ma jira dhinaca kale  Qaar ka mid ah xildhibaanadii ka qeyb galay

Kulanka maanta ayaa iyagana dhinacooda aad u soo dhoweeyay Go,aankii ay

Xukuumada iyo R/wasaaraha ku gaareen in ay Baarlamaanka ka sugaan go,aanka

Heshiiskaas  Ugu dambeyntii Xildhibaanadii maanta uu kulanka la qaatay ayaa

Sidoo kale waxa ay sheegeen in ay si buuxda ula shaqeyn doonaan xukuumada uu hogaamiyo Max’ed Cabdullaahi Max’ed (Farmaajo)

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: