• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Madaxweyne Shariif oo Ka Soo Horjeestay Banaan Baxyada Muqdisho inkastoo uu Sheegay in uusan Wax Ka Qabin Heshiiskii Kampala Baarlamaanka La Horgeeyo


shariif-dilka_fazul_2Muqdisho: Madaxwaynaha dowlada KMG ka ah ee Soomaaliya Sheikh

 

 

 

Shariif  oo Maanta saxaafada kula Hadlay magaalada Muqdisho ayaa

 

 

 

Banaan baxyada Muqdisho ka socda Ku Tilmaamay kuwo lacago lagu 

 

 

 

Bixiyay ayna ka dambeeyaan dad dano Siyaasadeed leh kuwaasoo doonya ayuu Yiri in ay dumiyaan dowlada hada jirto Mana ka yeelayno ayuu yiri Shariif oo ay Caro ka muuqatay waxaan la dagaalnay Al-qaacida Al-shabaab


oo iyaga ka xoog iyo awood badan ayuu hadalkiisa sii raaciyay Madaxweynaha Hadalka

 

Madaxweynaha ayay dad badan u arkeen in uu yahay wax la filayay maadaama ay Mudaaharaadyada

 

Socdaa leeyihiin ( Ha Dhacaano Labada Shariif ) dhinaca kalana mar wax laga weydiiyay

 

Madaxweyne Shariif  go,aanka gollaha wasiirada ee ah in heshiiska Baarlamaanka la geeyo ayuu ku jawaabay in uusan taas wax ka qabin 

.

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: