• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Mudaaharaadyadii Muqdisho oo Maalintii Labaad Galay iyo Hotel Ay Xildhibaano Daganaayeen oo La Gubay +Sawiro


MahigaMuqdisho : Dibadbaxyadii looga Soo Horjeeday Heshiiska labada  

 

 

Shariif ayaa galay maalintii Labaad iyagoona Maanta ka kala

 

 

 

Dhacayay meelo kala duwan oo ay Ka mid yihiin gobolada Dhexe

 

 

 

Muqdisho iyo waliba Nairobi Dibadbaxayaasha Magaalada Muqdisho ayaa iyagana dhinacooda waxay weerar ku qaadeen Hotel ka Madina oo ka mid ah Hotelada ay Muqdisho ka dagan yihiin Xildhibaanada KMG ka ah Hotelkaasoo gabi ahaanba gubtay dhinaca kalena waxaa jiray dhimasho iyo dhaawacyo iyo waliba gawaari la gubay 


Ciidanka

dhinaca kale R/wasaare Farmaajo oo maanta mudo Sadax Daqiiqo ah ka hadlay Radio Muqdisho

DSC05224

Ayaa sheegay in ay qasab tahay in Shacabka warkooda la dhageysto in kastoo u Mudaaharaadayaasha

DSC05177

ugu baaqay in ay guryahooda ku noqdaan walow usan sheegin in ay jiraan wax isbadal ah 

IMG_0697

waxaase dadka Soomaaliya Xaalkeeda la socda Cajiib ku noqotay Kalsoonida uu Farmaajo ka helay

IMG_1021

Shacabka iyadoo horey loo eryay Geedi C/yusuf Cumar Cabdirashiid aana loo Mudaaharaadin

IMG_0753dibadbaxa-kacdonka

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: