• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Ciidanka Nabad Sugida Garoonka Muqdisho oo Maanta Qabtay Laba Diyaaradood iyo Malaayiin Doolar oo Qarsoodi Ku Kala Gudbayay


AjaanibMuqdisho: Ciidanka Nabad-sugidda iyo Booliiska ilaaliya 

 

 

Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho Ayaa maanta qabtay 

 

 

 

Laba Diyaaradood oo nooca Chesna, da loo yaqaan ah iyo 

 

 

Lacag Kaash ah oo Dhowr milyan oo doolar gaareysa kuwaasoo saaka soo fariistay garoonka Muqdisho .kuwaasoo sida la sheegay meesha isku weydaarsanaya Lacagtan oo ay warar soo baxaya sheegayaan in ay ku socotay Burcad Badeed


Lacagta la qabtay oo  gaareysay $3,600,000 iyo raga lala qabtay oo u kala   dhashay

 

wadamada Mareykanka Britain iyo Kenya ayaa hada gacanta ug jira Ciidanka Dowlada KMG ka ah

 

Lamana oga waxa ay ku dambeyn doonaan waa markii u horeysay ee ay Ciidanka DKMG ka ah

 

Ku qabtaan Airporka Muqdisho Diyaarado iyadoo hore loo ogaa in maamulka Somaliland

 

Ay Airporka Hargeysa ku qabteen Diyaarad Saanad u qaday Maamulka Puntland balse markii dambe ay ganaax ka qaadatay 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: